Shaqadii Maxkamada Sare ee dalka oo dib loo furayo{AKHRISO}

by admin | Saturday, Jul 18, 2020 | 430 views

Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa sheegay in maalinta berri 19/07/2020, dib loo bilaabi doono gar-maqalada dacwadaha madaniga oo in muddo ah hakad ku jiray xanuunka Covid-19 dartiis.

Waxaa uu sheegay in Garsoorka iyo bulshada loo adeegayaba  laga rabo taxadar iyo feejignaan dheeri ah soo ilaaliyo bedqabka shaqaalaha iyo bulshada loona xakameeyo faafida xanuunka COVID-19.

Image may contain: text
Like it? Share it!

Leave A Response