Dhageyso: duqa degmada baladweyne oo sheegtay in dadkii nadaafada ka shaqeynayay intii ay ka maqneed magaalada baladweyne aysiindoonto {sawiro}…..

by admin | Tuesday, Jul 23, 2019 | 852 views

Safiyo Xasan Sh, Cali Oo ah Duqa Degmada Baladweyne oo Kudhawaad bil Kamaqneed Magaalada Baladweyne ayaa dib ugu laabatay baladweyne waxaaxa dadkii soo dhaweeyay ay u sheegtay in aysan aqoonin qof jeceleysi iyadoona sidoo kale sheegtay in dadkii nadaafada ka shaqeynaayay mudadii bilka ahaa  ay helidoonaan xuquuqdii ay lahaayen.

 

Like it? Share it!

Leave A Response