gudoomiyaha deegaanka ceeljaalee e duledka baladweyne oo edeyn u jediyay maamulka gobolka hiiraan waxaa uu shegay in ysan jirin cid wax u qabatay dadkii ka baracay fatahadii wabiga shabeele uu ka geystay magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan.
hoos ka dhageyso wareysi dheer