faafaahin:Khasaaro ka dhashay Shil Ka dhacay Magaalada Baladweyne

by admin | Saturday, Jul 27, 2019 | 666 views

Ugu yaraan hal Qof ayaa ku dhimatay hal qof kale ay ku dhaawacmatay kadib shil gaari oo ka dhacay Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan

Shilkan ayaa waxaa sababay kadib markii uu Rugmaday gaari waday qudaar oo ku rogmaday mooto bajaaj oo ay saarnaayen dad shacab

 

Like it? Share it!

Leave A Response