faafaahin:Qarax Ka dhacay Duleedka Baladweyne.

by admin | Thursday, Aug 12, 2021 | 236 views

Wararka ka imaanayo Deegaanka Ceelgaal oo qiyaastii 13kmt dhinaca waqooyi ugu beegan Magaalada Baladweyne ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax miino kaasi oo sababay dhimasho iyo dhawac.
inta la xaqiijiyey 3 ruux ayaa ku dhawacantay 1 qof oo kalena waa ku dhintay kadib markii qaraxa miino uu ay la kacay Gaari siday qaad sida ay usheegen warbaahinta dadka deegaanka. dadkii ku dhawacmay qaraxa miino ayaa looso qaaday isbitaalo ku Magaalada Baladweyne.

Like it? Share it!

Leave A Response