faahaain:Xaflad Aroos ah oo goobtii ay ka socotay qeyb ka mid ah duntay Muqdisho

by admin | Saturday, Oct 3, 2020 | 382 views

Inta la xaqiijiyay Saddex Ruux oo dhamaantood dumar ahaa ayaa ku dhaawacmay Xaflad Arooska oo ka dhacday muqdisho

Waxyeelada dadkaan soo gaartay ayaa timid ka dib markii   uu la dumay qeyb ka mid ah dhulka howlkii ay xaflada ka socotay oo ku hoos yaalay boosaneer.

Gabdhaha boosaneerka ku dhacay mid ka mid ah ayaa dhaawac ka soo gaaray waxaana loola cararay isbitaalka.

Waxaa sidoo kale labada ruux ee kale la sheegay in xaaladooda Caafimaad ay tahay hada mid wanaagsan.

Goobtan ayaa waxaa ka socday Farxad aroos caawa lakin Boosaneer ayaa la dumay ka qeyb galayaashi Xaflada.

Like it? Share it!

Leave A Response