Faahfaahin Qarax ka dhacay Muqdisho

by admin | Saturday, Nov 20, 2021 | 434 views

Qarax xoogan ayaa goor dhow ka dhacay Inta u dhaxeysa Isgoyska Jubba iyo daljirka Dahsoon sida ay u xaqiijiyeen warbaahinta qaar ka mid ah dadka deegaanka.
Qaraxa ayaa ka dhacay meel ku yaallaan Maqaayado iyo kaalin Shidaal waxaa qaraxa uu ahaa mid lagu xiray gaari.

Wariye Cabdicasiis Maxamuud Afrika oo ah Agaasimaha Radio Muqdisho ayaa ku dhaawacmay Qarax oo la sheegay in loogu xiray gaarigiisa.
Sidoo kale waxaa isna dhaawac uu soo gaaray Sharmarke Maxamad Waraame oo ah Agaasimaha Tvga Qaranka.
Dhaawacyadda Agaasimayaasha ayaa loola cararay isbitaal, waxaana goobta uu ka dhacay soo gaaray laamaha Ammaanka

Like it? Share it!

Leave A Response