Gudoomiyaha baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle oo la doortay

by admin | Wednesday, Nov 4, 2020 | 357 views

Cabdixakiim Luqmaan ayaa ku guuleystay xilka guddoomiyaha Baarlamanka  maamulka Hirshabeelle ka dib doorasho goor dhow ka dhacday Magaalada Jowhar ee caasimada Hirshabeelle.

Luqmaan ayaa ka mid ahaa shaqsiyaadkii taageerada ka helayay Villa Soomaaliya sidda ay horay u xaqiijiyeen xildhibaano ka tirsan Hirshabeelle.

Waxaa uu helay 78 cod.

Musharaxa labaad ayaa ee kusoo xigay ayaa ahaa xildhibaan Goodir.

Like it? Share it!

Leave A Response