maamulka gobolka hiiraan oo ku fashilamay wax u qabshada bulshada.

by admin | Sunday, Jul 12, 2020 | 534 views

maamulka gobolka hiiraan ayaan wax u qaban  bulshada   kunool  gobolka hiiraan tan iyo markii loo magacaabay gobolka hiiraan .

qaar ka mid ah shacabka   magaaladas ayaa u shegay  warbaahinta  in ay jiraan dhibaatoyin badan oo haysta dadak kunool gobolka hiiraan.

Like it? Share it!

Leave A Response