Roobab ayaa ka Da’ay Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka hiiran{sawiro}

by admin | Sunday, Apr 1, 2018 | 1489 views

Roobab ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa manta ka da’ay Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Roobabkan ayaa Biyo dhigay wadooyinka waa weyn ee ku yaalla bartamaha Magaalada Shacabka ku nool magaalada ayaana si aad usoo dhaweeyey.

http://www.hiiraanweyn.net/wp-content/uploads/2017/04/

 

http://www.hiiraanweyn.net/wp-content/uploads/2017/05/

Like it? Share it!

Leave A Response