Saraakiil Ciidan oo laga soo badbaadiyay Qaraxa Hoteel Afriik

by admin | Sunday, Jan 31, 2021 | 292 views

Ciidanka Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa Saraakiil Ciidan iyo ganasato kasoo badbaadiyay Qaraxa ka dhacay Hoteelka Afrika ee Muqdisho.
Saraakiisha Ciidan ee laga soo badbaadiyay waxaa ka mid ah Generaal Indhacade, Labo Afle iyo Xuseen Goley oo ah Milkilaha hoteelka.

Waxaa Ciidanka sidoo kale ay kasoo badbaadiyeen hoteelka Odayaal la sheegay in uu shir uga socday goobta.
Wali waxaa laga maqlaya gudaha hoteelka rasaas xoog leh.

Like it? Share it!

Leave A Response