Toos: Doorashada Guddoonka Golaha Aqalka Sare oo bilaabatay

by admin | Tuesday, Apr 26, 2022 | 495 views

Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho ayay ka bilaabatay doorashada Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare iyo labadiisa kuxigeen, iyada oo ku ntartamayaan ilaa 12 Musharrax.

Goobta doorashada waxaa ku sugan Xildhibaannada Aqalka Sare, Musharrixiinta, Xildhibaano korjoogto ka ah doorashada, kuwaas oo ka socda Golaha Shacabka iyo marti sharaf kale, waxaana codeynta ay tahay mid qarsoodi ah.

Halkan Ka Daawada Doorashada

Like it? Share it!

Leave A Response