UNHCR oo Biloowday Deegaameynta qaxootiga Soomalida ah ee Kenya

by admin | Thursday, Jun 29, 2023 | 216 views

Haya’adda Qaxotiga Adduunka ee UNHCR ayaa dhowaan sheegtay in Kenya ay isku afgarteen sidii loo deegaamayn lahaa qaxootiga ku nool dalkeeda, kuwaasoo heli doona xuquuq ay adkayd inay markii hore helaan, qaxootoga fursadahaas helaya waxaa kamid ah kuwa Soomaalida.

Osman Jaylani Aawoow, oo ah aabbe dhalay ilaa 10 caruur ah, wuxuu 30-kii sano ee lasoo dhaafay qaxooti ku ahaa dalka Kenya, islamarkaana isaga iyo caruurtiisu waxaa ku adkayd inay helaan qaar ka mida adeegyada aasaasiga ah ee nolosha, maadaama ay qaxooti yihiin.

Like it? Share it!

Leave A Response