Wabiga Shabelle Oo Fatahaado hor leh ka sameeyay Balcad

by admin | Sunday, Jun 17, 2018 | 892 views

Wararka laga helayo gobolka Sh/ Dhexe ayaa sheegaya in Fatahaado hor leh Wabiga Shabelle uu ka sameeyay deegaano ka tirsan gobolkaasi.Wabiga ayaa Saacadihii la soo dhaafay ku Fatahay Tuulooyin dhowr ah oo hoos yimaada degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe.

Guddoomiye ku xigeenka Tuulada Far-Barako Nuur Iimaan (Nuur Daarood) oo la hadlay warbaahinata  ayaa ka warbixiyay Fatahaadahaasi.

Waxaana uu sheegay in saameeyeen Fatahaadahaasi dalagii Beeraha iyo sidoo kale nolosha dad badan oo ku dhaqan deegaanadaasi

Like it? Share it!

Leave A Response