Wararkii ugu dambeeyey Banaanbax ka dhan ah ciidamada jabuuti oo Maata dhacay jalalaqsi

by admin | Thursday, Mar 19, 2020 | 547 views

Banaanbax looga soo Horjeedo ciidamada Jabuuti ayaa waxaa uu maanta ka dhacay degmada jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan

shacabkaan ayaa waxa ay sheegeen in ciidamada jabuuti ay ka qabaan lacago farabadan oo Deeyn ah oo ay Qaad ugu qaateen ciidamada jabuuti ee qeeybta ka ah ciidamada midowka africa ee amisom

shacabkaan ayaa waxa ay iskuku soo baxeen wadooyinka waaweeyn ee degmadaas wexeeyna ku dhawaaqayeen erayo ka dhan ah ciidamada amisoo,

shacabkaan oo la hadlay  WARBAAHINTA  wexeey sheegen in cabashadooda ay u Gudbiyeen maamulka Degmada jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayna wax ka qaban waayeen

Xiriiro kala Duwan oo aan la sameynay ciidamaa jabuuti  ee ku sugan Degmada jalalaqsi kama aysan Jawaabin Telafoonada

Like it? Share it!

Leave A Response