RW Rooble oo booqasho ku tegay degmada Awdheegle

by admin | Monday, Apr 12, 2021 | 350 views

Raiisul Wasaaraha  Xukuumadda  xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga ayaa booqasho ku jooga Degmadda Awdheegle ee Shabeellaha Hoose.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa munaasibadda Maalinta Ciidanka Xoogga kula dabaaldagaya Ciidamada dowladda ee ku sugan degmada Awdheegle ee dhawaan dagaalka la galay Al-Shabaab.

Rooble ayaa kulan la qaatay saraakiisha Ciidamada, isaga oo ka dhageystay Warbixin la xiriirta xaaladaha amni iyo weerarkii ay dhawaan Al-Shabaab ku qaaden saldhiga Ciidamada.

Booqashada uu Maanta ku tegay degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose Raiisul Wasaaraha  Xukuumadda  xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa waaa uu kusoo aayaa xilli dhawaan weerar culus ooo khasaaro geystay ay Al-Shabaab ku qaadeen degmada Awdheegle iyo degaanka Bariire ee

geesiyaashii dhowaan ka adkaatay Argagixisaddii isku dayday inay soo weeraraan fariisimaha Ciidanka ee Bariire iyo Awdheegle ee Shabeellaha Hoose.

Like it? Share it!

Leave A Response