Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

In ka badan kala bar dadka reer Zimbabwe oo u baahan doona gargaar cunto.

In ka badan kala bar dadka reer Zimbabwe ayaa u baahan doona gargaar cunto sanadkan ka dib abaar ba’an oo keentay in dalaggii beeraha la waayo, iyadoo hay’adaha samafalka ay raadinayaan dhaqaale ay dad badan uga badbaadiyaan gaajada, sida uu sheegay golaha wasiirada ee dalkaasi salaasadii dambe. Qiyaastii 6 milyan oo qof oo ku nool dhulka miyiga ah iyo 1.7 milyan oo ku nool magaalooyinka...