Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Midowga Yurub oo ku wareejiyay Seychelles 6 burcad badeed Soomaali ah oo looga shakiyay inay weerareen markab booyad ah si loogu maxkamadeeyo.

Ciidamada Midowga Yurub ee la dagaalanka burcad badeeda ee howlgalka ATALANTA ayaa lagu soo waramayaa in ay lix burcad badeed Soomaali ah u wareejiyeen Seychelles, halkaasi oo lagu maxkamadeyn doono weerar burcad badeed ah oo lagu qaaday markab sitay calanka Jaziirada Marshall oo lagu magacaabo Crystal Arctic. Markabka ayaa la sheegay in 10-kii bishan lagu weeraray biyaha gacanka cadmeed. Si...