Sida ay u xaqiijiyeen warbaahinta Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa maanta kulankoodii ugu horeeyay ku leh Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug. Xildhibaanada ayaa maanta ka tiro badnaan doona tiradii ay ahaayeen kolkii hore, maadaama lagu biiriyay Xildhibaanada Baarlamaanka Ahlu sunna oo isagana ka kooban tiro lamid ah Xildhibaanada Galmudug. Mudanayaasha...
Author Archives: admin
wararka ka imanaya gobolka hiiraan ayaa sheegaya in qoys ku nool deegn u dhaw magaalada baladweyne ay qasheen cunug yar oo dhalanaa maamlo un side ay no sheegeen qaar ka mid ah dadka degaanka. waxaa ay tilmaameen in ay dhacdadan ku noqotay layaab balse loo maleynayao in ay qabeen cudur juudaanka tasnne ay keenatay in cunugaan...
Warar dheraad ah ayaa ka soo baxaya Dagaal Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Koonfur Galbeed ah oo isku dhinac ah iyo ururka Al-shabaab ku dhexmaray degaano ka tirsan Gobolka Baay. Dagaalkan ayaa yimid kadib markii Ciidanka Dowladda Federaalka iyo kuwa Koonfur Galbeed ay weerar ku qaadeen fariisin Shabaab ay ku lahaayeen Tuulada Ceel-dhuun Adeegow oo 15-KM...
wararka naga soo garaya magaalad abaaldweyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaaa shegaya in uu dhacay qarax cusul oo dhawaaqiisa laga maqlaya afarta xaafadood ee magaalada baladweyne . qaraxan ayaaa yimid ka dib markii ciidamdo ka tirsan ku wabo dowlada soomaaliya ay wadaas ay mayareen ku waa ku soo jeedaya garoon diyaaradaha ogaas qaliif ee magaalada...
Dagaalkan oo u dhaxeeyay Ciidamo ka wada tirsan dowladda ayaa waxa uu ku dhex maray Xaafada aaga Xerada 77 oo ku taalla degmada deeyniile ee Gobolka Banaadir. Dadka ku nool Xaafadaas qaarkood oo la hadlay Radio Dalsan ayaa waxa ay sheegeen in ay ka war heleen dagaalka ciidamada dowladda dhexmaraya,isla markaana ay cabsi soo wajahday. Ciidamada Dowladda ee wada dagaalamay...
Maxkamada ciidamada Qalabka sida qeybta 27aad ee gobolka hiiraan ayaa Maanta waxa ay xukuno ku driyda Saddex Nin oo lagu eedeeyay in ay ka tirsanaayeen Al-Shabaab. Goobta uu xukunka ka dhacayay ayaa waxaa ku sugnaa masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Hiiraan iyo ehelada eedeysanayaasha, Shariif Macalin Xasan ayaa lagu eedeyay in uu ka tirsanaa Al-Shabaab una qaabilsanaa...
Madaxda Ciidamada Dalka Uganda ee loo yaqaan UPDF ayaa shaqada ka eryay mid ka mid ah Askarta Ciidanka AMISOM ee jooga Soomaaliya,kaas oo lagu helay dambi ah in uu kufsi u geystay Gabar 14 jir Soomaali ah. Raphael Olinga,waa Askariga lagu helay dambiga kusfiga islamarkaana shaqada laga eryay,warbixintan dhegeystay taliyaha Maxkamadda Ciidanka Uganda Jen. Andrew Gutti,isaga...
Maraykanka, Canada, Ukraine iyo afar iyo toban dal oo ka tirsan Midowga Yurub ayaa si wada jir ah ugu dhawaaqay in ay dalalkooda ka eryayaan boqolaal dublomaasi oo Ruush ah, sababtuna tahay weerarkii sunta habdhiska dareen wadka disha loo adeegsaday ee ka dhacay Ingiriiska. Madaxweyne Trump ayaa amar ku bixiyey in lixdan ka tirsan shaqaalaha safaraadda Ruushka oo lagu...
Maamullada Galmudug iyo dowlad Goboleedka Gobollada dhexe ayaa sameeyay isku dhafka xubnaha Baarlamaanka ee labadaasi maamul. Munaasibad ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug,ayaa waxaa la iskula dhafay Xildhibaannada Baaralamaanka labada Maamul iyada oo munaasibaddaas ay ka qeybgaleen madaxda Galmudug oo dhan. Madaxweynaha Maamulka Galmudug...