Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Saacadihii lasoo dhaafay ayay Maamulka Gobolka Hiiraan sheegeen in ay howlgalo ka sameeyeen qeybo kamid ah Gobolkaasi, waxa aynta tilmaameen in ay Al-Shabaab kala wareegeen deegaano dhaca Hiiraan. Xuseen Cismaan Muumin Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Hiiraan oo La hadlay Mustaqbal ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda oo kaashanaya Dadka Deegaanka...

Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa hadda waxaa ka yaalla mooshin adag misane xasaasi ah. Mooshinkaan ayaa loo ballansan yahay in codka la geliyo Sabtida soo aaddan, iyadoo arrintaasina aad u eegayaan Soomaalida iyo beesha caalamka intaba. Hadaba baritaan hoose oo aan sameennay ayaa ku eegnay qodobo suurtagal...

Wararka naga soo gaaraya degmada Dayniile ee gaar ahaan Xaafadda Oodweyne ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay Qarax Miino. Qaraxa ayaa lala eegtay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ee halkaasi ku sugan sidda ay xaqiijiyeen dadka degaanka. Hal Askari oo ka tirsan ciidamada dowladda ayaa Qaraxaasi Miino ku dhintay halka Midkalena uu ku dhaawacmay. Ciidamo...

Shacabka magaalada Muqdisho ayaa badi ka shaki qaba cunista Hilibka nuucyadiisa kala duwan ee lagu iibiyo Suuqyada magaalada Muqdisho. Arrintaan ayaa ka danbeysay markii laamaha amaanka gacanta ay ku dhigeen gaari waday Hilib qurmay oo lagu qabtay degmada C/Casiis ee magaalada Muqdisho,kaasi oo laamaha amaanka markii danbe ay isku raaceen in la duugo. Qaar ka mid ah Shacabka...

Lix arday oo soomaali ah oo dhiganayay Jaamacad gaar loo leeyahay oo ku taalla Magaaladda Dhaka ayaa maqan muddo ka badan Sanad. Jaamacaddii ay dhiganayeen ayaa Magacyada Ardayda Maqan ka Diiwaan galisay Xarun Booliis 24 kii July 2017 kii, hase ahaatee Booliisku maysan Helin Ardayda lawaayay, waxaana dhacay Fisihii ay Dalka ku joogeen. Ardayda oo Todobo ahaa ayaa iska...

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada xooga iyo kuwa AMISOM ee nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya gaar ahaan kuwa Jabuuti  ee shalay ku baxay wadda dheer ee isku xerta Magaalooyinka Beladweyne iyo Buula-burde ee gobolka Hiiraan ay dileen dagaalame ka tirsan Al-shabaab una qaabilsanay aruurinta lacagaha laga qaado shacabka una yaqaanaan Al-shabaab...

Qarax loo maleynayo in lagu fuliyay gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Kontorool Ciidanka ay ku leeyihiin halkaasi. Dad goobjoogayaal ah ayaa  u sheegay  warbaahinta  in halkaasi uu ku qarxay gaari, kaasi oo ku jiray safka Baarista gawaarida. Kontoroolkan wuxuu ku dhaw yahay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya. Khamiistii...

Wararka naga soo gaaraya Deegaanka kala beer  ee  ku yaala dhanka waqooyee   magalada baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan  waxaa ka dhacay dagaal culus  kaas  oo u dhaxeeyay ciidamada  dowlada soomaaliya  iyo  alshabaab waxaana  wararka  ay   Sheegayaan in Ciidamo ka tirsan kuwa Dowlada Federalka Somalia oo ku sugan Deegaanka kala beer oo qiyaastii 30 km...

Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho kula kulmay Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa AMISOM Amb. Fransico Madiera iyo Saraakiisha Ciidamada AMISOM. Kulanka Guddoomiye (Jawaari) waxaa ku wehlinayay Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad, Xoghayaha Guud ee Baarlamaanka C/kariin...

Guddoomiyaha Gobolka Gedo Mudane Maxamed Muxumed Maxamed ayaa sheegay in wada hadalkiisa u socday labada Maamul ee Belad-Xaawo iyo Mandheere  uu dhicisoobay, sababa la xiriira dhismaha darbiga labada magaalo oo Kenya ay dib u bilowday. Guddoomiyaha oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in wada hadalka ay la galeen Maamulka Mandera uu ujeedka uu ahaa in la xoojiyo wada...