Shacabka Muqdisho oo ka soomay cunista Hilibka ka dib Arrin halis oo magaalada lagu arkay

by admin | Sunday, Mar 25, 2018 | 959 views

Shacabka magaalada Muqdisho ayaa badi ka shaki qaba cunista Hilibka nuucyadiisa kala duwan ee lagu iibiyo Suuqyada magaalada Muqdisho.
Arrintaan ayaa ka danbeysay markii laamaha amaanka gacanta ay ku dhigeen gaari waday Hilib qurmay oo lagu qabtay degmada C/Casiis ee magaalada Muqdisho,kaasi oo laamaha amaanka markii danbe ay isku raaceen in la duugo.

Qaar ka mid ah Shacabka ayaa la ogaaday iney soo faageen Hilibkii la duugo,islamarkaana ay bilaabeen iney ka iibiyaan Shacabka magaalada.

Maamulka Gobolka Banaadir oo Arintaan ka war helay ayaa wada baaritaan iyo dadka falkaan ka danbeeyo.
Shacabka qaarkood ayaa saakay diiday iney iibsadaan Hilibka

Like it? Share it!

Leave A Response