Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Xafiiska Xeer Ilaalinta Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa soosaaray natiijada kasoo baxday baaris uu xafiiskaan ku sameeyay Isku dhac dhexmaray Ciidamo kawada tirsan Dowladda Federaalka oo ku sugan Degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool. Ciidamadaan isku dhaca dhexmaray ayaa kawada tirsan qaybta 60aad guutada 9aad kaas oo sababay dhimasho, dhaawac iyo burbur soo gaaray...

Sida ay sheegeen khubarada saadaasha hawada ee dalka Nepal, duufaanada soo gala dalkan sannad kasta laga bilaabo badhtamaha bisha June waxa ay la xiriiraan dabaysha Soomaaliya. Si dabayshu u gaadho dalka Nepal, marka hore waa in ay ka dhacdaa Soomaaliya, dabayshaasina ay ka soo gasho Koonfurta Aasiya iyada oo sii maraysa badda Mediterranean-ka iyo badweynta Hindiya. Isla...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta booqday Qubuuraha Macalin Nuur ee Deegaanka Garasbaaley (Taree Disho) si uu ugu jawaabo cabasho ka timid qaar ka mid ah Bulshada Caasimadda. Duqa Caasimadda oo ay wehliyeen Agaasimaha Waaxda Dhulka, Agaasimaha Xafiiska Duqa, Afhayeenka Gobolka Banaadir iyo Maamulka...

Dowladda Sweden ayaa markii ugu horeesay si rasmi ah uga hadashay falkii foosha xumaa ee lagu gubay Qur’aanka Kariimka, falkan oo ka dhacay isbuucii hore bannaanka masjidka weyn ee magaalada Stockholm ee dalka Sweden. Sweden ayaana falkan gubitaanka Qur’aanka uu ku kacay nin kasoo jeeda Ciraaq  si kulul u cambaareesay , waxa ayna ku tilmaantay gubida kutaabka Qur’aanka...

Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybteeda 60-aad, ayaa xukun dil ah ku ridey askari katirsanaa ciidanka booliiska maamulka Koonfur Galbeed, kaa oo lagu helay in nin shacab ah ku dilay magaalada Baydhabo . Cabdullaahi Ibrahim Yarow ayaa maxkamadda ciidamada ku heshay in 3-dii bishii Juun ee sannadkan magaalada Baydhabo si kas ah ugu dilay nin dhallinyaro ah oo lagu magacaabayay...

Madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare, ayaa sheegay inay socdaan qorshayaal lagu fashilinayo guulaha reer Hiiraan ay ka gaareen dagaalka Alshabaab. ⓘ Qoraal uu bartiisa Twitter kusoo daabacay, ayuu madaxweyne hore Waare ku sheegay in colaad laga dhex abuurayo beelaha Abgaalka iyo Xawaadle, si Alshabaab loo siiyo fursad ay kaga faaidaystaan...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo saacadahii lasoo dhaafay ka sameeyeen ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Jubbaland deegaano hoostaga degmada Dhoobleey ee gobolka Jubbada hoose. ⓘ Howlgalka ayaa ciidamada is kaashanaya waxay si gaar ah uga fuliyeen goob la sheegay iney isku aruursanayeen dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab...

Canshuurta qaadka ayaa Kenya ka dhaqan geli doontaa 1-da bisha Luulyo ee sannadkan 2023. Hay’adda Beeraha iyo Cunnada (AFA) ayaa warkan ku shaacisay ogaysiis dheeraad ah iyadoo xustay in Xeerarka Dalagga (jaadka) ee 2023 markii ugu horreysay la daabacay bishii Abriil ee sannadkan. “Iyadoo hirgelinta hababka shati bixinta la soo saaray isla markiiba daabacaadda ka dib,...

Dhaqdhaqaaqyo Ciidan iyo xiisado dagaal oo u dhaxeeya Ciidamada Somaliland iyo kuwa xoogagga degaanka ee SSC ayaa saaka ka taagan magaalada Laascaanod ee gobolka Sool Goob joogayaal ku sugan agagaarka furumaha dagaalka ayaa sheegaya in xalay ilaa saaka la dareemayo xiisad dagaal, isla markaana dhinacyada ay mararka qaar ay isweydaarsanayaan hub culus iyo tacshiirad Saraakiil...

Hawlgalka ATMIS ayaa soo gabagabeeyay wejigii koowaad ee Dhimista ciidamada iyagoo maanta ciidamada amaanka  Soomaaliya ku wareejiyey saldhigyada Aljazeera-1 ee tababarada ee ku yaala Muqdisho iyo Saldhiga Gherille ee dowlad goboleedka Jubaland. Saldhiga hore oo ay maamulijireen ciidamada Ugandha  ayaa waxaa ku wareejiyay Ciidamada Amaanka Soomaliya  taliyaha qeybta...