Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Dhowr qarax ayaa ka dhacay caasimadda Ukraine ee Kyiv, sida ay saraakiishu sheegeen, waana weerarkii 15-aad ee diyaaradaha Russia ay ka geystaan magaaladaas, iyo weerarkii labaad oo habeenimo ah oo xiriir ah. “Gantaal ayaa lagu soo riday meel u dhow Kyiv,” Duqa magaalada Vitali Klitschko ayaa ku yiri kanaalka fariimaha ee Telegram saacadihii hore ee Isniinta Maanta...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ku qaabilay qaar ka mid ah Isimada Dhaqanka Gobollada Sool iyo Sanaag ayaa kala hadlay xaaladda magaalada Laascaanood. Madaxweynaha ayaa ka dhageystay Isimada Dhaqanka aragtidooda ku aaddan xal u helidda dhibaatada ka taagan Gobolka Sool, isagoo xoogga saarayey...

Golaha Wadatashiga Qaran ayaa baahiyey heshiiska laga gaaray doorashooyinka dalka iyo nidaamka dowladeed, kaasi oo isbeddel weyn lagu sameeyey. Golaha aya wuxuu ku heshiiyay inay dalka oo dhan ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah oo ay ku tartamayaan laba xisbi qaran oo keliya. Sida ku cad heshiiska, hannaanka doorashooyinka dalka wuxuu noqonayaa nidaamka matelaadda isu-dheellitiran...

In ka badan 1,000 qoys, ayaa lagu wadaa inay ka barakacaan bartamaha dalka Mozambique, ka dib markii ay weerareen xayawaanka duurjoogta ah. Madaxa maamulka deegaanka ee degmada Marromeu ee gobolka Sofala, ayaa sheegay in dowladda hoose ay goobo kale u rari doonto 1,500 oo qoys, oo ay halis ku hayaan weerarada xayawaanka Duur Joogta ah. Henriqueta de Rosário, ayaa sheegtay...

Guddoomiyaha Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay, Csaba Kőrösi, ayaa si adag u cambaareysay weerarradii shalay lala beegsaday ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS, saldhiggooda magaalada Buulo Mareer. Wuxuu tacsi u diray ehelada dadkii ku dhintay, sidoo kale shacabka iyo dowladda Uganda iyo Soomaaliya. Sidoo kale waxa uu u rajeeyay caafimaad deg deg ah dadkii ku...

Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Sare ee dowladda ay qaadeyso ayaa lagu waddaa in uu maanta dalka ka billaawdo Muqdisho iyo Gobolada dalka marka laga reebo Somaliland iyo Puntland. Qeybo ka mid ah Ammaanka Magaalada Muqdisho ayaa saakay si weyn loo adkeeyay, waxaana lagu waddaa in maanta ardayda dugsiyadda Sare ay u fadhiistaan Imtixaanka dowladda ee shahaadiga ah, iyada...

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku hanjabay inay tallaabo mcad ka qaadi doonaan dadka ka ganacsada daawooyinka dhacay iyo dhaqaatiirta aan qibrada laheyn ee ka Shaqeeya Goobaha Caafimaad ee kuyaalla Magaalada Muqdisho. Guddoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Maxame Axmed Diiriye ( Yabooh) ayaa sheegay in dadka iibiya dawoyiinka yaalaa Farmashiyaaasha...

Qaramada Midoobay ayaa shaacisay inay heshay lacag dhan 2.4 bilyan oo dollar si loogu maalgeliyo hawlgallada gargaarka ee ilaa 32 milyan oo qof oo ku kala nool Itoobiya, Kenya iyo Soomaaliya. Laakiin deeqahaas ayay Qaramada Midoobay sheegtay inay ka hoos mareen maalgalintii dhaqaaale ee ay raadinaysay iyada oo ka digaysay musiibo ka dhasha abaaraha ka jira dalalka bariga...

Masuuliyiin sarsare oo ka tirsan Ciidamada Burundi ee ka midka ah hawgalka ATMIS iyo Masuuliyiinta Shabeellada Dhexe ayaa kawada Hadley sidii loosugi lahaa amniga wadooyinka muhiimka ah ee gobolka. Shirkaas oo la soo agaasimey si loo helo guulo dhinaca amniga ah loona yareeyo caqabadaha wajiga labaad ee hawlgalka la dagaalanka Al-Shabaab oo mar dhaw ka bilaabmaya gobolada...