Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo uu xilka qaadis, isku bedel iyo magacaabid ku sameeyey qaar ka mida masuuliyiinta Xukuumadda Somaliland. Ujeeddo: Xil Ka-qaadis. Ku: Cabdiqani Maxamuud Jiidhe Guddoomiyihii Gobolka Gabiley Og: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Sida aad la socoto, xilka ayey dabcigiisa tahay in uu meerto noqdo....

Waxaa Maalintii Saddexaad oo xiriir ah ka socda Magaalada Beledweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan barakac xoogan oo ay sameeynayaan qaar kamid ah Bulshada Magaalada kadib markii uu fatahaad sameeyay Wabiga Shabeelle. Waxaa lagu arkayaa xaafadaha kala duwan ee magaalada Beledweyne Biyo aad u farabadan, kuwaas oo waddooyinka badi xiray, sidoo kale Guryihii ay dadka Shacabka...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar Madaafiic loo adeegsaday oo Xalay Ururka Al-shabaab ay ku qaaday degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Madaafiicda lagu garaacay gudaha magaalada Xarardheere ayaa tiradooda lagu sheegay ilaa lix hoobiye oo lasoo warinayo iney ku dhaceen xaafado ay dagan yihiin dad shacab ah. Wali lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay hoobiyeyaasha...

Madaxii Waxbarashada Gobolka Sool ugu qaabilsanaa Somaaliland Daahir Maxamed Axmed ayaa sida la sheegay in Gaadiid dagaal kala goostay Soomaaliland Wararka ayaa sheegaya in guddoomiye Daahir uu saaka oo Arbaco ah ka goostay Somaliland islamarkaana uu ku biiray maamulka SSC-Khaatumo. Mas’uulkan oo la dareen noqday dadkiisa ayaa gebi ahaanba isaga baxay Somaliland waxaana...

Wafdi ka socda dalka sudan oo u hogaaminayo ergeyga gaar ah ee madaxweynaa golaha ku meel gaarka ah ee dalka sudan Dafallah Al-haji cali ayaa gaaray dalka jabuuti Iyaga oo la kulmay Madaxweynaha jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Ergeyga oo sidday dhambaal qoraal ah, oo u soo gaarsiyay Madaxweynaha Jabuuti waxa uu uga warbixiyay xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka Suudaan,...

Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , mudane Xasan Macalin Maxmuud ayaa maanta daah-furay imtixaanka bixinta ruqsadda Nootaayada dufcadda sedaaxaad oo ay u fariisteen 142 sharci yaqaan oo soo buuxiyay shuruudaha imtixaanka. Wasiirka oo caddeeyay in baahi ay bulshadu qabto loo qabanaayo imtixaanka, kana hadlay muhiimadda ay Nootaayooyinka...

Biyaha wabiga Shabeelle ee dhexmara gudaha magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa si rasmi ah u kala jaray isku socodka guud ahaan xaafadaha magaalada Baledweyne. Wabiga Shabeelle ayaa saqdii dhexe ee habeen hore karkaarada ka jabsaday qaar ka mid ah xaafadaha Baledweyne, kaasoo sababay iney guryahooda ka barakacaan boqolaal qoys oo ay biyuhu halakeeyeen...

Raysal wasaaraha xukuumada Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, inuu masuul ka yahay fashilka ku yimaada barnaamijka dayn cafinta Soomaaliya. Raysal wasaare Xamse oo ay tahay markii ugu horreysay oo uu arrimaha Puntland si adag uga hadlo, waxa uu sheegay in aysan marnaba raali ka noqon doonin in la fashiliyo geeddiga...

Ciidamo katirsan booliiska Puntland oo ka gadoodsan mushaar la’aan ayaa xirtay kantaroolka bari ee magaalada Garowe. Ciidamadan ayaa joojiyay isku socodka gaadiidka ku safra waddada laamiga ah ee isku xirta magaalooyinka Garowe iyo Bosaso. Ciidamadan oo ku hubaysan gaadiidka dagaalka, ayaa waxay ku eedeeyeen madaxweyne Deni inuu mushaarkii ciidamada Puntland ku galay...

Ciidamada ammaanka ayaa gacanta ku dhigay lix qof oo looga shakisan yahay in lagu helay walxaha qarxa oo la qorsheynayay in loo adeegsado dibadbaxyada dowladda looga soo horjeedo ee ka dhacaya magaalada caasimadda ah ee Kampala. Major Charles Kabona, oo ah afhayeenka ciidamada difaaca Uganda, ayaa sheegay in howlgalada wadajirka ah ay qaadeen iyagoo ku saleysan xog la...