Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo ololihiisa doorashada ka wada degaano ka tirsan gobolka Mudug ayaa si dadban ugu jawaabay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo siyaasiyiinta diidan habka uu Deni u wado arrimaha doorashooyinka. Madaxweyne Saciid Deni wuxuu sheegay in habka doorashooyinka qofka iyo codka ah ee Puntland ay noqoneyso...

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxwayne ku xigeenka labaad ee Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud (lugadheere) iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa kormeeray Jiidaha hore ee ay howlgallada ka wadaan Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland ee degaannada Janaa Cabdalle iyo Baar-Sanguunni. Ujeedka Wafdiga ayaa waxaa lagu sheegay u kuur gelida xaaladaha ay ku sugan yihiin Ciidamada...

La-taliyaha amniga qaranka madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa la kulmay dhaxal-sugaha boqortooyada Sacuudiga Maxamed bin Salmaan, xilli ay xiisad u dhaxeyso Aqalka Cad iyo Boqortooyada. Wakaaladda Wararka Dowladda Sacuudiga ee SPA ayaa sheegtay in kulanka Jake Sullivan iyo Dhaxal-suge Maxamed bin Salmaan uu ka dhacay magaalada Jeddah. Warbixinta SPA ayaa lagu sheegay...

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal xooganaa oo duleedka Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool ku dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo kuwa degaanka ee la Magac baxay SSC. Dagaalka ayaa waxaa uu yimid kadib markii Ciidamada Somaliland oo dhaq dhaqaaqyo ka wada saddex jiho oo kamid ah degaannada leysku hor-fadhiyo ay weerareen Ciidamada SSC. Khasaaro...

Waxaa sii kordhaya cabsida iyo walalka ay ka qabaan shacabka reer Baledweyne inuu ku fataho Wabiga shabeelle ee dhexmara gudaha magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo ay ka bad qabeen afartii sano ee lasoo dhaafay inuu fataho. Cabsida iyo walalka dadka reer Baledweyne ayaa timid kadib markii si aad ah ay u kordheen qulqulka biyaha wabiga ee ka imaanaya dhanka...

Ciidamada ammaanka ee dowladda, gaar ahaan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa gacanta kusoo dhigay nin gaari nooca raaxad ah ku waday ilmo yar oo mayd ah, kaas oo lasoo dhigay agagaarka isbitaalka Digfer ee degmada Hodan. Qoraal kasoo baxay taliska booliska gobolka Banaadir ayaa waxaa lagu sheegay in ciidamada ay gurmad ku tageen goobta, kadib wargelin ay ka heleen dadka deegaanka. Booliska...

Gaariga Ambassador Ismail Çobanoğlu ayaa waxaa lagu rasaaseeyay gudaha Caasimadda dalka Sudan ee Magaalada Khartoum. Warbaahinta Turkish-ka waxay ka soo xigteen Ilo Diplomasiyadeed inaysan Danjiraha ama Shaqaalaha Safaarada Türkiye ee la socday waxyeelo ka soo gaarin dhacdadaasi. Ciiddanka Dowladda Sudan iyo kuwa Gurmadka Degdega (Rapid Support Forces (RSF) waxa uu...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Ergeyga ka socday Golaha Sare ee dalka Suudaan Danjire Dafcallah Al-xaaji Cali ayaa la wadaagay sida Dowladda Federaalka Soomaaliya ay uga walaacsan tahay iska-hor imaadka hubaysan ee ka socda dalkaas. Madaxweynaha ayaa tilmaamay xiriirka walaaltinimo ee taariikhiga ah ee ka dhaxeeya Labada...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Hirshabeelle, kaas oo lagu qabtay Magaalada Jowhar. Shirka Golaha Wasiirada ayaa looga hadlay Amniga, Howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab, Maareynta fatahaadaha Wabiga Shabeelle, Warbixin Barnaamijka xasilinta iyo heerarka ay marayaan, Barnaamijka kasoo kabashada...

Wasiirka caddaalada Puntland, Maxamed Cabdiwahaab, ayaa sheegay in aysan waxba ka jirin eedeymaha kasoo baxay madaxweyne Xasan Sheikh, kaasoo ka digay khilaafka siyaasadeed ee Puntland ka jira. Wasiirka caddaalada ayaa sheegay in Puntland aysan u burburayn, wuxuu ugu yeeray duufaanada siyaasadeed ee wajiyada badan ee lagusoo qaaday maamulkooda. “Puntland burburi mayso,...