Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Garaad Jaamac Garaad Cali oo kamid ah Isimada SSC- Khaatuma ayaa ku eedeeyay Dowladda federalka Soomaaliya in aysan diyaar u ahayn inay caddayso mowqifkeeda ku aadan dhibaatada lagu hayo shacabk reer SSC. ⓘ Garaad Jaamac oo laga wareystay arrimaha Laascaanood ka socda, ayaa sheegay Dowladda federalku inay u dhaqmayso mid labada dhinacba dhex dhexaad u ah oo ay...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo maqribnimadii Xalay ka dhacay deegaanka Geriley ee gobolka Gedo, kaasoo dhexmaray ciidamada Daraawiishta Jubbaland iyo kuwa Al-shabaab. ⓘ Dagaalka ayaa yimid kadib markii dagaalamayaal ka tirsan kooxda Al-shabaab ay weerar xoogan ku qaadeen Saldhiga deegaanka Geriley oo ka mid ahaa Saldhigyadii ay dhawaan faarujiyeen...

Musharaxa madaxweynaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee Waddani ayaa sheegay in xaalada ay Somaliland ku jirto lagaga bixi karo in la qabto doorashooyin. ⓘ Cirro oo arrinta doorashooyinka kaga hadlay qoraal uu ku baahiyay bartiisa Facebook, ayaa xusay in doorashooyin laysla ogolyahay oo Somaliland ka dhacaa, ay xaalada hada wax ka badali doonaan. “Maanta...

Waxaa saakay tiro hoobiyaal ah kusoo dhaceen xaafado katirsan magaalada Muqdisho, hoobiyaashaasi mid kamid ah ayaana khasaaro xooggan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac gaarsiiyay qoys Soomaaliyeed. Afhayeenka ciidanka booliiska Soomaaliya Sadiiq Doodishe oo warbaahinta la hadlay ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay hoobiyaashii saakay ku dhacay xaafado katirsan Muqdisho...

Ciidamada xoogga dalka gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Gorgor ayaa dhaq dhaqaaqyo ciidan ka bilaabay deegaanno iyo degmooyin katirsan gobolka Galgaduud. Ururada 7aad iyo 9aad, guutada 18aad ee kumaandooska GorGor ayaa howlgal gaar ah oo ay ka sameeyeen degaanada Ceel-xaaji iyo ceel-dhiigtaar oo Hoostaga Degmada Galcad ee gobolka Galgaduud waxaa ay ku fashiliyeen...

Qaramada Midoobay ayaa shaacisay inay qabanayaan kulankii ugu horreeyey ee ku saabsan, halista uu Garaadka Macmalka ah ee la horumariyey “Artificial Intelligence“, uu ku hayo nabadda iyo xasiloonida caalamka. Bishan July 18-keeda ayaa loo ballansan yahay in la qabto kulankii ugu horreeyey ee noociisa ah ee lagaga hadlo, halistan ku soo korodhay caalamka, waxaana kulankan...

Guddoomiyaha Ururka ONLF Cabdiraxmaan Sh Mahdi Maadey oo ka hadlayay munaasabad ay lahaayeen qaybta dhalinyarada ee ururkaas, ayaa ka hadlayay dhowr qodob oo ay kamid tahay dilalka soo noqnoqda ee badanaa ay Ciidamada Militariga Itoobiya ka gaystaan gudaha dowlad degaanka Soomaalida. ⓘ Guddoomiyuhu waxa uu sheegay in ugu horreyn dowladda Itoobiya laga rabo inay...

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidamo ka tirsan kuwa Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ay ka sameyeen inta u dhaxeysa deegaanada Bariire iyo sabiid ee gobolka Shabeellaha Hoose. ⓘ Howlgalka oo si gaar ah uga dhacay tuulada lagu magacaabo Macalinka oo u dhaxeysa Bariire iyo Sabiid ayaa la sheegay in ciidamada NISA ay...

Tiro hoobiyeyaal ah ayaa kusoo dhacay Xaafado katirsan degmooyinka Gobolka Banaadir, waxaana ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray dad Shacab ah. Hoobiyeyaasha oo jugtooda laga maqlay qaar kamid ah degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxaa ay kusoo dhaceen xaafado katirsan degmooyinka Wartanabadda, Xamar-Jajab iyo Waaberi. Wararka la helay...

Kalluumayste Induniisiyaan ah ayaa sheegay inuu xiriir 20 jirsaday la leeyahay yaxaas afar mitir gaaraya – uuna ugu yeero bulshada qeybteeda bogga ku socota. 59 jirka  Ambo oo ah kalluumayste ku nool Bontang wuxuu si un caan uga dhex noqday degmadiisa kaddib kolkii sida la yiri uu xiriir saaxiibtinimo la yeeshay yaxaas loogu yeero Rizka. Wuxuuna nolosha Ambo kamid...