Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

admin

This user hasn't shared any profile information

Midowga Yurub ayaa isku raacay cunaqabatayno ka dhan ah saddex shaqsi iyo hal hay’ad oo diyaaradaha drone-ka Iran u qeybinaya Ruushka, kuwaas oo loo adeegsaday in lagu duqeeyo Ukraine, waxaa sidaas sheegay dalka Czech oo hadda haya madaxtinimada ururka. “Kadib 3 maalmood oo wada-hadallo ah, safiirada Midowga Yurub ayaa isku raacay tallaabooyin hay’adaha qeybinaya...

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii degmada uulo-Burde, isaga oo sidoo kale u magacaabay Guddoomiye Cusub, sidoo kalena dib u qaabeyn ku sameeyay Maamulka degmada Jalalaqsi. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha Hir-Shabeelle Cabdiraxmaan Daahir Guure ( Karoore) ayaa waxaa...

Muwaadin Soomaaliyeed ayaa laba qof ku dilay mid kalena dhaawacay kadib weerar uu ka geystay duleedka magaalada Ludwigshafen ee gobolka Rhineland ee dalka Jarmalka. Booliska Jarmalka ayaa sheegay in lagu soo wargeliyey toogashada ayna ku baxeen, waxaana la xaqiijiyay in Ciidamada Booliska ay toogasho ku dhaawaceen Ninka weerarka geystay. Dadka weerarka lagu dilay ayaa...

Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya William Ruto, ayaa qaar kamid ah xilalkii ugu sarsareyay ee dhinaca ammaanka iyo garsoorka u magacabay dad Soomaali ah. Ruto ayaa dowladdiisa cusub waxaa saameyn balaaran ku yeelanayo siyaasiyiinta ka soo jeedda Soomaaliya, waxayna muujineysa dadaalka ay siyaasiyiinta Soomaalida ah ku bixiyeen soo dhisidda madaxweynaha cusub. Hadaba maqaalkaan...

Mas’uuliyiin ay kamid yihiin Gen, Axmed Maxamed Calasoow Tareedisho, Boqor Cabdullahi Geesi Shadoor iyo masuuliyiin kale ayaa ku baxay lab beelood oo dhawaan dagaal uu ku dhexmaray Deegaanka Caddoow uul ee Gobalka Shabeellaha dhaxe,. Mas’uuliyiinta ayaa kulan la yeeshay Odayaasha iyo waxgaradka labada dhinac,waxaana ay ugu baaqeen in xalaada la dajiyo oo aysan soo...

Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya William Ruto, ayaa qaar kamid ah xilalkii ugu sarsareyay ee dhinaca ammaanka iyo garsoorka u magacabay dad Soomaali ah. Ruto ayaa dowladdiisa cusub waxaa saameyn balaaran ku yeelanayo siyaasiyiinta ka soo jeedda Soomaaliya, waxayna muujineysa dadaalka ay siyaasiyiinta Soomaalida ah ku bixiyeen soo dhisidda madaxweynaha cusub. Hadaba maqaalkaan...

Madaxweynaha HirShabeelle oo hoggaaminaya howl-galka gobolka Shabeellada Dhexe looga xoreynayo kooxda Al-Shabaab ayaa markii u horeysay shaaciyay inay qorsheynayaan qabsashada saldhiga u weyn Al-Shabaab ee gobolkaas. Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa sidoo kale sheegay inay dhawaan isku furi doonaan furimaha dagaalka ee Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan, si ay u qabsadaan degmada...

Madaxweynaha HirShabeelle oo hoggaaminaya howlgalka gobolka Shabeellada Dhexe looga xoreynayo kooxda Al-Shabaab ayaa faahfaahin ka bixiyey tallaabooyinkii ugu dambeeyey ee la qaaday iyo xubno Shabaab ah oo nolosha lagu qabtay. Madaxweynaha oo wareysi siiyey Idaacadda dowladda ee Radio Muqdisho ayaa sheegay in deegaano badan oo ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe laga xoreeyey...

Ciidamada Dowladda iyo xoogaga deegaanka ayaa shalay galab soo bandhigay nin oday ah, oo la sheegay inuu ka tirsan yahay saraakiisha Al Shabaab. Tani ayaa waxay ka dambeysay, kadib markii ciidamadu ay shalay subax weerareen deegaanka Xalfooley, oo hoostagga Degmada Jalalaqsi, kuna dhow xadka Gobolada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe. Korneyl Nuur Dheere oo ka mid ah Saraakiishii...