Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Dalka Britian ayaa maanta oo Isniin ah yeelanaya ra’iisal wasaarihii saddexaad muddo sannad gudihiis ah. Xilka ra’iisal wasaaraha ayaa waxaa ku tartami doona wasiirkii hore ee Maaliyadda Rishi Sunak iyo guddoomiyaha Aqalka Hoose Penny Mordaunt. Ra’iisul wasaarihii hore Boris Johnson oo markii hore damac ka galay kursiga ayaa xalay ku dhawaaqay inuu tartanka ka haray....

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee obolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in qarax xoogan oo jugtiisa laga maqlay Xaafadaha magaalada Kismaayo uu halkaasi ka dhacay. Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in qaraxa uu yahay gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa oo lagu weeraray Hotel lagu magacaabo Tawakal oo kuyaalla magaalada Kismaayo. Wararka...

Waxaa saaka degan xaaladda degaanka Masaajid Cali Gadiid, halkaas oo shalay dagaal saacado badan qaatay uu ku dhexmaray Ciidamada dowladda Soomaaliya oo taageeraya dadka degaanka iyo Al-Shabaab. Dagaalka oo ay bilaabeen ciidamada dowladda iyo dadka degaanka ayaa waxaa ay dagaalkii shalay kula wareegeen degaano dhowr ah oo ay gacanta horay ugu hayeen Al-Shabaab. Wararka...

Ciidamada Booliska Galmudug ee Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa xalay xabsiga dhigay Wariye Saadaq Saciid Nuur oo kamid ah Wariyeyaasha ka howlgalla Gobolka Mudug. Taliyeyaasha Qeybta Booliska Gobolka Mudug iyo Saldhigga Gaalkacyo ayaa warbaahinta u xaqiijiyay inay Weriye Saadaq Saciid Nuur ku xireen Amar uu bixiyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye. Midowga...

Daad xoogan ayaa kusoo rogmaday Xaafado katirsan magaalada Qardho ee gobolka Karkaar ee Puntland, kadib markii Roobab xoogan ay xalay iyo shalay galabtii ka da’deen degaano ku teedhsan Magaalada Qardho. Biyo aad u farabadan ayaa galay Badi Guryaha dadka ay degan yihiin ee  kuyaalla Magaalada Qardho iyo Goobaha Ganacsiga, waxaana la sheegay in ilaa iyo hadda laba Ruux...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa  ku booqday Isbitaalka Ciidanka xoogga Dhaawacyada Ciidamo dagaal culus kula galay Ururka Al-Shabaab degaanka Masjidka Cali Gaduud ee Gobolka Shabeelaha Dhexe. Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa u kuur-galay xaalada Caafimaad dhaawacyo horey loogu keenay Gobolka Hiiraan oo...

Kaaliye u dhow Madaxweyne Zelensky ayaa sheegay in ku dhawaad hal milyan iyo bar qoysas ah oo ku kala nool Ukraine ay koronto la’aan yihiin, iyadoo mowjado cusub oo weerarro ah uu Ruush-ku la beegsaday kaabayaasha tamarta ee muhiimka ah. Shaqaalaha qaranka ee korontada ayaa sheegay in weeraradii ugu dambeeyay ay sababi karaan khasaare ka badan duqeymihii xoogganaa ee...

Waxa maanta xariga laga jaray dekadda Garacad halkaas oo ku sugnaayeen ku masuuliyiin, ganacsato iyo dad rayid ahiba kuwaas oo doonaya in ay goob joog ka ahaa mashruucaa lagu tilmaamay kii ugu weynaa ee dhawaanahan laga hirgeliyo dawlad goboleedka Puntland. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni waxay si rasmi ah...

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa hadda la wareegay degaanka Masjid Cali Guduud oo ku yaalla gobolka Shabeellaha Dhexe. Ciidamada ayaa si nabad gelyo ah ula wareegay, mana jirin dagaal ay kala kulmin kooxdii hore u hesatay. Al-Shabaab ayaa deegaankaasi kusoo bandhigtay odayaal ay sheegeen in ay u dagaalami doonaan dhawaan. Saraakiisha ciidanka dowladda ee howlgalka hoggaaminaysa...

Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabelle Yuusuf Ahmed Hagar Dabageed iyo wefddi balaraan oo u hogaaminayay ayaa Gaaray Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan Safar dhulka ah ayay uga Ambabaxeen magaalada beledweyne waxana u madaxweyne ku xigeenka u guun-dhiig u noqon doonaa Howlgal balaraan oo lagu Xureen doono Wabxo illa Ceelbuur Socdaalka Madaxweyne ku xigeenka waxaa ku Wehliyay...