Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheikh Aadan Mohamed Nuur Madobe ayaa ka qeyb galay shirweynihii 11-aad ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaannadda heer qaran iyo heer gobol ee Afrika oo ka furmay magalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika. Guddoomiyaha oo khudbad ka jeediyey shirweynaha ayaa sheegay saameynta isbedelka cimalada Africa iyo sidii loo soo afjari lahaa cuno yaraanta...

Tiro madaafiic ah ayaa saaka markii laga baxay Salaada Subax waxaa ay kusoo dhaceen Xaafado katirsan degmooyinka Boondheere & Xamarweyne ee Gobolka Banaadir, kuwaas oo ku dhow Madaxtooyada Soomaaliya, waxaana ka dhashay khasaaro kala duwan. Madaafiicda oo siweyn looga maqlay qaar kamid ah degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxaa ay garayeen ilaa Saddex ,kuwaas...

Dagaal xoogan ayaa Ciidamo katirsan kuwa dowladda Soomaaliya iyo kuwa Galmudug oo dhinac ah iyo Al-Shabaab waxaa uu ku dhexmaray degaanka Jaaw oo 57km dhanka Koonfureed kaxiga degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud. Dagaalka ayaa yimid kadib markii Ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug oo garab siinaya dadka degaanka ay weerareen degaanka Jaaw oo ay gacanta ku hayeen Xubno...

Qaramada Midoobay ayaa ka digaysa masiibo aad u weyn oo ka dhalan karta, shidaal ku daata Badda Cas oo ah marin biyood aad u muhiim ah, haddii aan xal degdeg ah loo helin shidaalka ku kaydsan Markab nooca shidaalka qaada ah oo xumaaday oo taagan meel u dhow xeebaha dalka Yemen. Markab lagu magcaabo FSO Safer oo uu ku kaydsan yahay shidaal ka badan illaa hal million oo...

Waxaa lagu wadaa in Maanta oo khamiis ah uu Magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika ka furmo Shirka Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Afrika, waxaana Soomaaliya uga qeyb galaya Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe). Shirka oo socon doona muddo laba cisho ah ayaa waxaa looga hadlayaa sidii loo horumarin lahaa Baarlamaannada...

Dowladda Itoobiya, ayaa toddobaadkan la gudoonsiiyay shahaado muujinaysa in kayd shidaal oo dhan 7 trillion oo Cubic feet, uu ku jiro gudaha deegaanka Soomaalida oo ay maamusho Itoobiya. Warkani ayaa waxaa si weyn ugu riyaaqday dowladda Itoobiya, haddana gaar ahaan ismaamulka gobolka Soomaalida, ee ay ku yaalliin ceelasha shidaalka. Arrintani ayaa waxay...

Wararka naga soo gaaraya degaanka Ceel-Cadde oo 60km dhinaca Galbeed kaxiga Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Maanta halkaasi ay ku dagaalameen Ciidamada maleeshiyaadka Macawiisleyda & Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab.       Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii Al-Shabaab ay weerareen degaanka Ceel-Cadde, halkaas oo...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii ay ka soo qaybgaleen shirkii Caalamiga ahaa ee TICAD8 ee lagu qabtay magaalada Tunis. Ra’iisul Wasaaraha oo xubnaha wafdigiisa ay ka mid yihiin Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha,...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya  Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa safar ugu ambabaxay magalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika. Guddoomiyaha  iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde ee Muqdisho ka sagootiyay Xildhibaano katirsan Golaha Shacabka, waxaana ay ka qeyb galayaan...

Annaga oo ka duulayna awaamiirta Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee ah in la garab istaago dadka tabaalaysan ee dalalka walaalaha ah iyo kuwa saaxiibada ah, waxaan daah-furnay wajigii labaad ee gargaarka deg-degga ah si ay uga qayb qaataan daboolidda baahiyaha bini’aadantinimo ee dadka ay saameeyeen abaaraha Soomaaliya, ayaa lagu yiri bayaan kasoo baxay xafiiska Boqor...