Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Wargeyska The New York Times ee ka soo baxa Maraykanka ayaa qoray Faallo uu ku lafa-guray Khilaafka ka dhexeeya Guddoomiyaha BFS, Prof. Jawaari iyo Madaxweyne Farmaajo. Khilaafkaasi waxa uu cirka isku shareeray Arbacadii la soo dhaafay, kadib, markii Xildhibaanadda BFS uu dhex maray Buuq sababi gaaray gacan-ka-hadal hubeysan. Qalalaasahaasi ayaa laga hortegay, dadaal ay...

Wargeyska Orientalreview, ayaa daabacay in Dowladda Ruushka ay dooneyso in ay saldhig Ciidan ka dhisayo maagalada Saylac ee Maamulka Somaliland. Wargeysku waxaa uu sheegay Somaliland ay Saldhigga Saylac ee Ruushka uga beddelenayeso aqoonsi uu siiyo,sidaasna ay ku billaabato Aqoonsiga caalamiga ah ee Somaliland. Saylac waxaa ay Sohdin la wadaagtaa Dalka Jabuuti,halkaas...

Wararka naga soo gaaraya degaanka Wisil ee gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay Shil gaari oo Khasaare geystay. Sidda ay xaqiijiyeen maamulka gobolka Mudug ugu yaraan Saddex ruux oo dhalinyaro ah ayaa ku dhawaacmay ka dib markii gaari ay la socdeen uu gadoomay. Dhalinyaradda ku dhawaacantay Shilkaasi ayaa labo ka mid ah waxaa soo gaaray dhaawac...

Kulan maanta lagu waday in ay Magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta Golaha Shacabka ay ku yeeshaan xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa baaqday sidda ay xaqiijiyeen xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxaa ka dhex taagnaa Khilaaf weyn oo saameyn ku yeeshay Shaqaddii Baarlamaanka. Waa kulankii...

Dowladda Kenya ayaa dhawaan dirsaneysa Dayax Gacmeedkii ugu horreeyay kaas oo sameyntiisa ay iska kaashadeen Jaamacadaha Nairobi iyo Roma ee dalka Talyaaniga. Dayax Gacmeedkan ayaa lagu soo bandhigay Gobolka Florida ee Dalka Mareykanka,2dii Bishan ,halkaas oo laga dirayo,waxaana ugu badan ee ay shaqadiisa noqoneysaa,Horumarinta Waxbarashada,Beeraha iyo Cilmi baarista. Wasiiradda...

War hadda soo dhacay ayaa sheegay in Qarax labaad uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan isgoyska Banaadir. Qaraxan oo uu fuliyey gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa la sheegay inuu ka dhacay Isgoyska Banaadir  ee magaalada Muqdisho, wuxuuna qaraxani dhacay iyadoo ciidamo ka ah halkaasi ay isku dayeen inay joojiyaan gaariga qarxay. Ciidamada...

Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble Oo ah Ugaaska Beelaha Deggan Gobolka Hiiraan ayaa waxa uu kulan kula qaatay Magaalada B/weyne Madaxweynaha HirShabelle Maxamed Cabdi Waare. Kulankaasi oo Wariyeyaasha ay dibad joog ka ahaayeen ayaa lasheegay inuu kusoo dhamaaday is faham daro qodobada qaar. Madaxweyne Waare Ayaa weydiistay Ugaas Xasan in Duqa Magaalada B/weyne Cali...

Wadooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho ayaa Maalintii Saddexaad oo xiriir ah xiran,waxaana istaagay isu socodkii gaadiid ah marka laga reebo kuwa ay wataan Madaxda Dowladda Soomaaliya. Isgoysyada qaar ayaa waxaa lagu arkayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya kuwaas oo Gaadiidka u diidaya in ay maraan,iyada oo dadka qaar ay lugeynayaan. Wadooyinka xiran oo ay Wariyaasheena...

Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa Qarax xoogan oo goordhow ka dhacay Inta udhexeysa Isgoyska Banaadir iyo Daarta Sey Piano ee Magaalada Muqdisho. Gaari laga soo buuxiyay walxaha Qarxa ayaa ku qarxay Goob gaadiidka ay ku baaraan Ciidanka Nabad Sugida Somaliya, Qaraxa ka hor waxaa la maqlay rasaas ay isweydaarsanayeen Ciidankii ilaalada ku sugnaa iyo ragii watay...

Qaar ka mid ah wariyasha   magaalada  baladweyne ayaa warbaahinta u sheegay  saraakiil  ka tirsan nabad sugida   ay u hanjabeen ka dib markii   wariyasha   lagu amray  in aysan   diri Karin   mooshinka  looga soo  horjeedo maxamed  cabdi waare    kaas  oo  ka socdo  magaalada  baladweyne. Wariyasha   magaalada ayaa warbaahinta waxay u sheegn...