Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Dhowr waddan oo Yurub ah, oo ay kujiraan Norway, Denmark, Netherlands iyo Ireland, ayaa si kumeel gaar ah u joojiyey soo saarista tallaalka AstraZeneca. Tilaabadaan ayaa timid kadib walaac laga qabay xididka dhiigga ee xinjirowga, xididdada sambabka iyo xinjirowga dhiigga oo uu sababay talaalkaan ka dib markii dhowr qof oo la talaalay ay tageen isbitaalada. Dhanka kale,...

Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la yeeshay safiirka Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya, Donald Yamamoto. Madaxweyne Deni ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho ku qaabilay safiirka Maraykanka, halkaas oo ay kulan gaar ah ku yeesheen labada mas’uul. Kulanka waxa looga hadlay xallinta khilaafka ka aloosan Arrimaha doorashooyinka...

Ciidanka Danab ee ka howlgalla  gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegay in gaari Qarax siday oo ay leeyihiin Al-Shabaab ay ku gubeen tooratoorow ka dib howlgal ay halkaasi ka fuliyeen. Waxa ay sheegeen in gaariga Qaraxa siday uu ahaa Saaruf, islamarkaana ciidanka Danab ay beegsadeen ka dib markii ay heeleen xog ku saabsan. Hal ruux oo ka tirsan Al-Shabaab ayay sheegeen...

Siyaasiga Soomaaliyeed, Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo ka qeyb-galayey dood ka dhacday barta Internet-ka ee Clubhouse ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah, gaar ahaan doorashooyinka iyo arrimaha ammaanka. Sanbalooshe oo ka jawaabayey su’aallo la weydiinayey ayaa si faah faahsan uga warbixiyey tabashada ay doorashooyinka muujinayaan xubnaha mucaaradka. Sidoo kale...

Ciidanka maamulka Galmudug ayaa xalay Xaafadaha magaalada Dhuusamareeb ka fuliyay howlgal lagula dagaallamayay kooxo burcad ah oo habeenadii lasoo dhaafay dhibaato ku hayay Shacabka kunool caasimada. Howlgalka oo ay hogaaminayeen  Taliyaha Saldhiga Dhuusamareeb G/le Maxamed mirre maxamuud, Taliyaha Nabadsugida Caasimadda  Galmudug G/le Abdishakur daahir ducaalle, Taliyaha...

Maamulka Galmudug ayaa shaki weyn geliyey shirka Xalane, islamarkaana sheegay inay doonayaan shir ay Soomaalida dhexdeeda is-maamusho, oo ay marti geliyaan dowladda federaalka ama dowlad goboleedyada. Hadalkan ayaa waxaa sheegay Wasiirka warfaafinta dowlad goboleedka Galmudug Axmed Shire Falagle oo wax laga weydiiyey hadii ay jiraan shuruudo ay Galmudug ku xirtay ka qeyb...

Wasiiro ka tirsan Xukuumada Soomaaliya, agaasimiyaal iyo saraakiil kale ayaa u xaqiijiyay warbaahinta in dowladda Soomaaliya laga joojiyay lacago kab ah oo ay ka heli jirtay hay’ado caalami ah iyo dowlado taageera miisaaniyada dowladda Soomaaliya. Mas’uuliyiintaan ayaa u sheegay warbaahinta in arrintaan ay ka dambeyso khikaafyada siyaasadeed ee dalka ka jira iyo qabsoomid...

Saacadaha soo socda ayaa lagu waddaa in Magaalada Hogue uu ka bilaabato Dacwada badda Soomaaliya ee Kenya ay ku heysato. Wafdi uu hogaaminaayo ra,iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ku sugan Maxkamada. Masuuliyiinta ku sugan Hogue ayaa xalay ku adkeystay in ay tagayaan maxkamada ayna qaadanayaan doorkooda ayna difaacanayaan badda. Kenya ayaa...

Dadka u Dhaqdhaqaaqa bulshada ayaa sheegaya in 38 mudaaharaadayaal ladilay maalin kamid ah maalmaha ugu dhiig daadashada badan tan iyo markii militariga ay rideen dowlada Myanmar. Ciidamada ammaanka ayaa rasaas ku furay aag ka mid ah magaalada ugu weyn Myanmar ee Yangon, iyadoo banaanbaxayaashu ay adeegsanayeen ulo iyo mindiyo. Milatariga ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhan...

Tallaalka xanuunka COVID-19 ayaa lagu wadaa in todobaadka dambe lasoo gaarsiiyo dalka Soomaaliya, waxeyna noqoneysaa markii ugu horreysay ee la keeno iyadoo lasii iclaamiyay halka laga dajin doono. Talaalka waxaa la geyn doonaa magaalada Garowe ee caasimadda maamulka Puntland, waxeyna noqotay goobta ugu horreysa ee tallaalka laga geyn doono Soomaaliya. Agaasimaha guud...