Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) oo maalmahaan safar ugu maqnaa dalka Turkiga ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho. Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka & Maamulka Galmudug ayaa Madaxweyne Qoor Qoor waxaa ay kusoo dhaweeyeen Garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha dowlad Goboleedka...

Wararka naga soo gaaraya Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Puntland ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday Sarkaal ka tirsan Ciidamada Puntland. Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa Sarkaalka oo la dhashay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed laguna Magacaabo Warsame Yuusuf Axmed (Yeey) lala beegsaday Gaari uu watay xilli uu marayay Bartamaha...

Guddiga Gurmadka abaaraha ee ay magacaawday Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa u ambabaxay Gobolka Gado si ay qiimeyn ugu sameeyaan xalaad abaar ee ka tagan gobolka Gado. Guddiga ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska , Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka iyo masuuliyiin kale. Guddiga ayaa kulamo la qaadan doono...

Maxkamadda Caddaaladda Caalamiga ee ICJ waxay maanta mar 2-aad dhegeysan doonto Garnaqsiga Somalia ee ay dacwadda kaga tahay Sheegashada Kenya ee qeybo ka mid ah Badda Somalia, xilli aysan Kenya soo xadirin Fadhigii shalay ee Dacwad-dhegeysiga ee ka furantay Xarunta Maxkamadda ICJ ee magaalladda The Hague. Wargeyska Maalinlaha ee Nation ee ka soo baxa Nairobi waxa uu qoray...

Boqortooyada Midowday (UK) ayaa shaacisay in afar dal oo kale, oo ay ku jiraan saddex dal oo Carab ah, lagu dari doono liiska dalalka aan dadkooda loo ogoleyn sababo la xariira covid-19. Dadka ka socda Cumaan, Qatar iyo Soomaaliya ayaa loo diidayaa inay galaan UK laga bilaabo Jimcaha. Dadka haysta baasaboorada Ingiriiska ama Irish, ama kuwa xaq u leh inay muddo dheer sii...

Dalal badan oo Yurub ah – oo ay ku jiraan Jarmalka, Faransiiska, Talyaaniga iyo Spain – ayaa Isniintii hakiyey isticmaalka tallaalka AstraZeneca ee COVID-19 kadib markii ay soo baxeen warbixino sheegaya in qaar ka mid ah dadkii la siiyey uu dhiigga xinjiroobay. Si kastaba, shirkadda AstraZeneca iyo nidaamiyayaasha caalamiga ah ayaa sheegay inaysan jirin wax caddeyn...

Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda Adduunka ICJ ayaa shalay billowday dhagaysiga dacwadda kiiska muranka badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya, waxaana halkaas xaadiray garabkii ka socday Soomaaliya oo kaliya. Dhageysiga kiiskan ayaa bilaawday iyadoo Kenya ay ka maqantahay maxkamadda kuna wargelisay inay ka baxdan kiiskan, oo aanay ka qeyb-geli doonin dhageysigiisa,...

Kalluumeysatada Kenya ayaa Isniintii ka mudaaharaaday cabsida ay ka qabaan in ay waayaan dhaqaalahooda ka dib markii ku fashilantay Kenya muranka xadka badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya Dhegeysiga dacwadda toddobada sano jirsatay ee ay keentay Soomaaliya ayaa laga bilaabay maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ee Hague, iyadoo Kenya ay diiday inay ka qaybgasho. 60 kaluumeysato...

Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa Isniintii xaqiijiyey uu iska baaray cudurka coronavirus,islamarkaana laga helay. “Waxaan rabaa inaan ogeysiiyo shacabka Somaliland in layga helay COVID-19 seddexdii maalmood ee ugu dambeysay waan qabay.” Ayuu yiri Saylici bartiisa Twitter-ka. Waxa kale oo uu kula dardaarmay dadka reer Somaliland inay raacaan...

Wararka aan ka heleyno gobolka Shabeellada Dhexe waxay sheegayaan in saacadihii lasoo dhaafay dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ay dagaal kula wareegeen degmada Mahadaay oo qiyaastii 23-KM u jirta magaalada Jowhar ee xarunta maamulka HirShabeelle. Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa dhowr jiho kasoo weeraray Mahadaay, waxaana halkaas ka dhacay dagaal culus oo dhex...