Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Wararka ka imanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaal qaraari uu shalay ka dhacay meel u dhaxaysa Wisil iyo degaanka Shabeelow oo ay dhowaan qabsadeen ciidamada dawladda iyo kuwa degaanka. Dagaalka ayaa dhexmaray ciidamada degaanka iyo maleeshiyada al-Shabaab. Laba ilo wareed oo la hadlay Idaacadda VOA, oo codsaday inaan magacooda la sheegin maadaama aan loo oggolayn...

Kooxo hubeysan ayaa Xalay Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ku Dilay ganacsade Xasan Xaaji Daahir oo Ka mid ahaa ganacastada sida weyn looga yaqiinay Magaalada Baladweyne. ⓘ Dableyda geysatay dilka marxuumka ayaa si deg deg ah uga baxsatay goobta ay ku dileen ninka ganacsadaha. Lama oga sababta rasmiga ah ee ka dambeysa dilka loo geystay ganacsadaha...

Shaqaalaha gobolka Banaadir ayaa maalmahan wadnaha farta ku hayay , iyaga oo ka cabsanayay in gabi ahaan waayaan mushaarkooda bisha September , kaddib markii guddoomiyaha gobolka Banaadir dhawwaan shaaciyay in ciidanka loo weecinayo lacagtaasi. Mushaarka shaqaalaha gobolka Banaadir oo inta badan la bixin jiray inta aysan bisha dhammaan ayaa walaaca kusii kordhiyay shaqaalaha,...

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac maanta Magaalada Baydhabo ee Caasimada KMG Ah ee Maamulka Koonfur Galbeed waxa uu ka daahfuray Shirka Madasha iskuwidda Arrimaha Bini’aadanimada oo ay soo qaban-qaabisay hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA. Shirkaan waxaa ka qeybgalay, Guddoomiyaha Hay’adda...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddada Taleex ee Degmada Hodan oo dib-u-dhis uu ku sameeyey Maamulka Gobolka Banaadir. Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa sheegay in dhismaha waddooyinka halbowlaha ah ay kor u qaadayaan, nabadda, ganacsiga iyo horumarka kala duwan caasimadda, waxa uuna ku bogaadiyey...

Hawlgal Qorshaysan oo ay si Wadajir ah u fulinayaan Ciidanka Xoogga dalka iyo Ciidamada deegaanka ee beelaha Koofurta Mudug ayaa ka socda hawdka Shabeeloow ee Koofurta gobolkaas. War goordhaweed ka soo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in hawgalkaan uu ahaa mid ka dhan ah Al-Shabaab, iyada oo lagu sii sheegay in weerar jiho kasta ah lagu qaaday. Sidoo...

Aqalka Wakiillada Baarlamaanka Dalka Mareykanka ayaa jagadii Guddoomiyenimo ka qaaday Kevin McCarthy oo katirsan Xisbiga Jamhuuriga kaddib markii ay ka hor yimaadeen xubnaha Mayalka adag ee Midigta fog ee Xisbigaas oo uu hormuud u ahaa Matt Gaetz. Waa markii ugu horreysay taariikhda Mareykanka in xilka laga xayuubiyo Guddoomiye Aqalka Wakiillada, taariikhdaan xun ayuu...

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Howlgalka Kumeel-gaarka ah ee Midowga Afrika ATMIS ayaa howlgallo wadajir ah ka sameeyay tuulooyin hoostaga Deegaanka Cali Fooldheere Gobolka Shabeelaha Dhexe Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle. Ciidankaan ayaa si wadajir ah u wada howlgallo xooggan oo soo billowday maalmo kahor kaddib markii ay heleen xogo la xiriira dagaalamayaal...

Wasiirkii hore ee amniga maamulka Galmudug, Cismaan Ciise Nuur Taar-dhuleed ayaa shaagay madaxweyne Xasan Sheikh safarka uu ku joogo magaalada Dhuusmareeb in uusan guulaysan. ⓘ Cismaan Taar dhuleed ayaa sheegay, dagaalkii ka dhanka ahaa Shabaab ee socday labadii ee ugu dambeysay in uu kusoo ururay in difaac laga xirto magaalada Dhuusomareeb. wuxuu u sababeeyay...

Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay Xalay duqeymo ka geysteen deegaano dhowr ah oo ka tirsan degmada Ceel waaq. ⓘ Deegaanada ay diyaaradaha duqeymaha ka geysteen ayaa kala ah Faxfax dhuun, Ceel cadde iyo Khadiijo xaaji oo dhamaantood ah deegaano hoostaga degmada Ceel waaq ee gobolka Gedo. Lama oga wali khasaaraha rasmiga ah ee...