Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Wararka aan ka heleyno magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa sheegaa in halkaasi joogaan saddex kamid ah madaxda dowlad goboleedyada dalka ka jira, kuwaa oo kulamo siyaasadeed halkaasi kawada. Madaxda Nairobi joogta oo kala ah Madaxweynaha Puntland , Koonfur Galbeed iyo Jubbaland ayaa magaaladaasi kawada kulamo kala duwan oo ay la yeelanayaan siyaasiyiin iyo...

Waxaa goordhaw qarax nuuca miinada hareeraha waddooyinka la dhigo uu ka dhacay laamiga dheer ee aada xarunta degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, gaar ahaan halka loo yaqaan Guutaale. Qaraxa miino ayaa lala eegtay gaari uu la socday taliyaha hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ee degmada Dayniile Cabdiraxmaan Cali Waqooyi, oo goobtaasi marayay xilliga uu qaraxa...

Ugu yaraan 113 ruux ayaa dhimatay halka ay dhaawacmeen in ka badan 150 kale kaddib markii uu dab qabsaday goob ay ka socotay Xaflad Aroos oo ku taalla Waqooyiga Dalka Ciraaq waxaana suuragal ah in khasaaraha uu ka badan karo tiradaas la shaaciyay. Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Nineveh Xasan Al-Allaaq ayaa sheegay in dabkaas loo badinayo in uu ka dhashay walxaha lagu dabbaaldego...

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya Dadka Deegaanka ayaa xoogga saaray kordhinta howlgallada ka dhanka ah ‘AS’ ee ka socda Deegaanno dhaca Bariga Gobolka Galgaduud ee Dowlad-Goboleedka Galmudug. Howlgalladaan waxaa qayb ka ah Mas’uuliyiin heer Federaal iyo heer Dowlad-Goboleed si ay u dhiirrageliyaan ciidamadaas si ay gacanta uga dhigaan deegaannada...

Taliska ciidanka Booliiska magaalada Baledweyne ayaa shaaca ka qaaday in qaraxii ka dhacay Baledweyne 23-kii bishaan loo soo xiray askari ka tirsan ciidanka dowladda. ⓘ Taliyaha ciidanka Booliiska degmada Baledweyne Axmed Cali Aadan ayaa VOA-da u sheegay iney xabsiga dhigeen askarigii ku qornaa koontaroolkii uu kasoo gudbay gaarigii ku qarxay Sabtigii gudaha magaalada...

Maxkamadda Militariga Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa xukun ku ridday saddex Nin oo ku eedeysan in ay katirsan yihiin ‘AS’ isla markaana ay geysteen Qaraxyo iyo Dilal ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Raga Maxkamadda la horgeeyay ayaa kala ah: Maxamed Deeq Salaad Cabdi waxa ay Maxkamaddu ku xukuntay 20 sano oo Xabsi ah, Ismaaciil Daauud Jiirow...

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamo katirsan dowladda Soomaaliya iyo ciidamo kale oo Itoobiyaan ah oo magaalada soo galay. Sidoo kale, wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu yimid kaddib markii ciidamo Itoobiyaan ah oo magaalada gudaha usoo galay ay xirteen waddooyin...

Xukumada Somaliland ayaa sheegtay in uu jiro hoos u dhac ku yimid ganacsiga, kadib hakad galay ganacsigii Wajaale iyo kii bariga. ⓘ Wasiirka Maaliyada Somaliland Sacad Cali Shire, oo kulan la qaatay Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa sheegay in ganacsiga xooluhu uu aad u wanaagsanyahay, lakiin ganacsiga suuqyadu uu hoos u dhacay. “Ganacsiga...

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan degmada Xaraardheere ee gobolka Mudug, ayaa gacanta ku dhigay Cismaan Maxamuud Barre oo 17 jir ah oo katirsan kooxda Alshabaab. ⓘ Saraakiisha ciidanka dowladda ayaa sheegay, in ninkan dhallinyarada ah loosoo diray, si uu u sahmiyo waddooyinka fudud iyo meelaha laga soo gelin karo qaraxyada magaalada Xarardheere. Wasiirka...

Dowladda Mareykanka ayaa taageertay go’aanka ay dowladda Soomaaliya u gudbisay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaasoo ah in dib loo dhigo bixitaanka ciidamada Midowga Afrika (ATMIS) saddex bilood. ⓘ Sii hayaha safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya, Shane Dixon oo wareysi gaar ah siiyay mid kamid ah warbaahinta gudaha ee dalka, ayaa sheegay in dowladda Mareykanka...