Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Dowladda Qatar ay oggolaatay in duulimaadyo toos ah gaar ah uga imaan karaan Israel, kuwaas oo u furnaan doona taageerayaasha Israel iyo Falastiiniyiinta oo u imaanaya Koobka Adduunka, sida ayuu sheegay xiriirka K/cagta Adduunka ee FIFA Khamiistii. Laakiin heshiiska ayaa bixiyay faahfaahin yar oo ku saabsan sidii ay hal diyaar ugu safri lahaayeen Falastiiniyiinta iyo Israa’iiliyiinta...

Madaxweynaha DG Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa sheegay in guullo muhiim ah laga gaaray dagaallada ka dhanka ah AS ee ka socda Deegaannada Dowlad-Goboleedkaas gaar ahaan Gobolka Shabeelaha Dhexe. Guudlaawe oo tagay Deegaanno dhowr ah oo kala ah: Geyfo, Bakajeex, Qoordheere iyo Warciise oo dhowaan laga qabsaday AS waxa uu sheegay in deegaanno kale...

Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar shaqo manta ugu amba-baxay dalka Ereteriya, xilli shalay uu kasoo laabtay dalka Masar. War kasoo baxay Madaxtooyada ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa mudnaanta siinayo Ciidamada Soomaaliyeed ee ku sugan dalkaas iyo kor u qaadidda doorka dalalka Gobolku ay ku leeyihiin dagaalka...

Guddoomiye ku xigeenka Maaliyadda iyo Siyaasadda gobolka Hiiraan Xasan Ibraahim Cabdulle oo ay wehliso Mayarka Magaalada Beledweyne Marwo Nadar Tabaax Maalin iyo Guddoomiye ku xigeenka Amniga siyaasadda Degmadda Beledweyne Guddoomiyaha Hay’adda qaxootiga Hir-Shabeelle Marwo Farxaan Cumar Carte, ayaa kulan wadajir ah la qaatay qaar kamid ah madaxda Hay’adaha UN-ka ee...

Ciidamada dowladda iyo dadka degaanka ee hubka qaatay oo dhawaan Al-Shabaab kala wareegay degaanka Wabxo ee Gobolka Galgaduud ayaa saaka halkaasi ka wada howlgallo iyo dhaq dhaqaaqyo ciidan. Ciidamada oo isku fidiyay Xaafadaha iyo daafaha degaanka Wabxo ayaa wada baaritaano la xiriira soo saarista miinooyin ay Al-Shabaab ku aaseen ka hor inta sayn ka biixn degaanka. Saraakiisha...

Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan Maamulka Degmada Raagacelle Xildhibaan Cabdiraxman Gacal iyo KorneylMasdile ayaa gaaray Degaanka Bakajeex ee Gobolka Shabellaha Dhexe. Guddoomiyaha iyo mas’uulyiinta la socotay ayaa waxaa so dhaweyn ballaaran u sameeyey dadka degaanka, iyaga oo sheegay inay diyaar u yihiin la dagaalanka Al-Shabaab. Guddoomiyaha...

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Faysal Sheekh Cali iyo Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Galmudug Axmed Xuseen Bukhaari ayaa safar shaqo ku gaaray degaannada Laama ariboob iyo Saaxo-qurun ee Gobolka Mudug. Safarkan oo salka ku haya ilaalinta Nabada iyo Wadajirka Bulshada Gobolka Mudug ayaa waxaa qayb ka ahaa Taliyayaasha Qaybaha Booliska ee Gobolka Mudug Galmudug iyo...

Wasiirka sirdoonka Iran ayaa u sheegay in waddanka ay xafiiltamaan ee Sacuudi Carabiya in aanu sii jiri doonin dammaanad qaadka Tehraan ee ku aaddan “samirkeeda istiraatiijiyadeed,” sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Fars. “Ilaa hadda, Iran waxay qaadatay dulqaad istiraatijiyadeed oo macquul ah, laakiin ma dammaanad qaadi karto inaysan dhammaanayn haddii colaaddu...

Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska dowlad Goboleedka Puntland S/Guuto Muumin Cabdi Shire ayaa maanta gudoomiyay shir looga hadlayay xaaladda amniga Caasimadda Puntland ee Garoowe. Shirka ayaa waxaa ka qaybgalay Taliye kuxigeenka labaad ee Ciidanka Booliska,Qaar ka mid ah hoggaanada ciidanka booliska,Taliyaha qeybta gobolka Nugaal, kuxigeenkiisa,Taliyaasha Saldhigyada...

Ilhan Cumar ayaa markii saddexaad ku guleysatay doorashada kuriga degmada ee shanaad ee gobolka Minnesota ee Congress-ka Mareykanka, kadib markii ay ka adkaatay Cicely Davis oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga. Ilhan oo sanadkii 2018 noqoto qofkii ugu horreeyay ee Somali-Amerikan ah oo loo doorto Congress-ka Mareykanka ayaa difaacatay kursigeeda. Hadal kooban oo ay u jeedisay...