Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Taliye ku xigeenka qeybta Booliska gobolka Banaadir G/Sare Cali Dhuux Cabdi Mahad Alle ayaa maanta soo saaray digniino culus oo la xariira qaraxyo uu sheegay in kooxda Al-shabaab la damacsan tahay inay ka fuliso magaalooyin ka mid ah gobolka Hiiraan. Sarkaalkaan ayaa bartiisa gaarka ah ee Facebook soo dhigay qoraal uu ku sheegayo in Al-Shabaab ay qorsheysay qaraxyo waa...

Xeerilaaliyaha Qaranka ayaa amar in lasoo qabto Gudoomiye ku xigeenka Arrimaha bulshada deegaanka Garasbaaley. Waxaa lagu eedeeyay in handaad iyo hor istaag ku sameeyay Shaqadda maxkamaddaha dalka. Maxkamada Gobolka Banaadir Garyaqaan Saalax Cali Maxamuud ayaa amray in mudo 24-saacadood lagu soo qabto oo maxakamada la horgeeyo Guuleed Cabdi Xuseen oo ku magacaaban Gudoomiye...

Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee caasimadda KGS ayaa sheegaya in halkaasi ay ka taagan xiisad u dhaxeysa maamulka iyo siyaasiyiin mucaarad ah. Magaalada Baydhabo ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxaa lagu xiray Siyaasiyiin dhowr ah iyo masuuliyiin horay xil uga soo qabtay Baydhabo. Shiine Macalin Nuur oo ka mid ah Musharaxiinta xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed...

Saraakiisha, Xildhibaannada & mas’uuliyiin kale ee hormuudka u ah howlgallada ka dhanka ah AS ee ka socda Deegaanka Wabxo ee Gobolka Galgaduud ayaa Shacabka ka barakacay Magaaladaas ugu baaqay in ay dib ugu soo laabtaan Magaalada. Gaashaanle Ismaaciil Cabdimaalik, taliyihii hore ee Ciidanka DANAB oo qayb ka ah Saraakiisha hoggaaminaysa Howlgalka ayaa Shacabka ugu...

Kooxo hubeysan ayaa saakay xaafada Sii Sii ee degmada Dayniile ku dilay Sarkaal ka tirsan ciidanka xoogga dalka. Jeneraal Cabdullahi Xusen Warsame ( Waran ) oo katirsanaa saraakiisha milatariga Soomaaliya. Sargaalkan ayaa la sheegay in ay dileen rag biskoolado ku hubeesan oo watay mooto Fekon ,kuwaa oo dilka kaddib goobta isaga baxsaday. Ciidanka Ammaanka dowladda Soomaaliya...

Ismaamulka Baringo oo kamid ah 47 Maamul Gobol ee Kenya ayaa digniin kasoo saaray xaafulinta lagu hayo Dhirta oo sababtay in Geeda badan la jaro si dhuxul loogu baddelo kaddibna lacago laga sameeyo. Waaxda qaabilsan ilaalinta deegaanka ayaa ku talisay in wax laga qabto kooxaha dhirka ku jara mashiinnada casriga ah ee dhulka dhigay geeda badan oo harsi & carro celin...

Diyaarad ay leedahay shirkadda Emirates, oo ku socotay New York ayada oo ay saaran yihiin ku dhowaad 250 qof, ayaa lagu qasbay inay dib ugu laabato magaalada Athens kadib digniin amni oo ka timid Mareykanka. Saraakiisha ayaa sheegay in xogta la siiyey diyaaradda ay la xiriirtay “qof tuhun laga qabo oo ka mid ahaa dadka saaran diyaaradda.” Afhayeen u hadlay booliska...

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Soomaaliya Md. Axmed Madoobe Nuunow (Axmed Baashi) oo maalmahaan safaro shaqo ku joogay dalka Masar ayaa shirar-doceedyo muhiim ah magaalada Sharm-el-Sheikh kula qaadanaya madax kale duwan oo kasoo qayb gashay shirkii Cimillada Aduunka. Wasiir Axmed Baashi ayaa maantay Shir la yeeshay Madaxweyne ku xigeenka Bangiga Horumarinta...

Allaha u naxariisto Sh Cisman Axmed Geedi iyo wiilkiisa ayaa xalay lagu dilay aaga deeganka Dhisaq Shurufle ee gobolka Galgaduud. Wararka waxay sheegayaan in Shiikha iyo wiilkiisa la dilay xilli ay salaad ku jireen. Kooxihii dilka geystay ayaa iskaga baxday halka ay ku dileen Sheekh iyo wiilkiisa sida ay xaqiijiyeen laamaha Amniga Galmudug. Wali laguma guuleysan in kooxihii...

Waaberigii hore ee saaka ayaa Xubno katirsan ururka Al-Shabaab waxaa ay weerar ku billaawday qaraxyo ku qaadeen Saldhig ciidamo katirsan kuwa dowladda Soomaaliya ku leeyihiin degaanka Burdaar ee Galbeedka magaalada Beledweyne. Weerarka kadib ayaa waxaa halkaasi ka dhacay dagaal xoogan oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan kaas oo dhexmaray ciidamada Kumaandooska...