Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Madaxweyne ku xigeenka  Hirshabelle  Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo ku sugan degmada Maxaas ayaa shir guddoomiyay shir looga hadlayay amniga gobolka Hiiraan iyo dar-dar galinta howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ee ka socda Hiiraan . Shirka waxaa ka qeybgalay Taliyaha ciidanka Dhulka ee Xoogga dalka Generaal Maxamed Tahliil Biixi Xildhibaanno kamid ah Baarlamaanka...

Iska Hor imaad udhaxeeya Askarta ilaalada ka ahayd Garoonka Diyaarada Magaalada jig jiga ayaa Sababay khasaare badan. Dhimashada hada la Xaqiijiyay ayaa la sheegay inay dhimatay Xildhibaanad Juweeriya Subcis. Shacab badan ayaa dhawacmay Dhimashada kalana wali lama Xaqiijin karo. Intaas waxaa dheer inuu wali dagalamayo Askarigii Xabada bilaabay Dagaal ayaana ka socda Garonka. ...

Ciidamada Dab demiska Somaliland ayaa goordhow kasoo saaray Biyo xireenka Magaalada Gabiley Maydka Caydaruus Sheekh Cumar Ibraahim oo katirsanaa Ciidamada dam demiska, kaas dhowr iyo toban saacadood maydkiisa laga raadinayay dhaamka. War kasoo baxay Taliska Ciidamada dam demiska Somaliland ayaa waxaa lagu yiri” Waa Geeri Xanuun badan ,ugu horayn Taliyaha ciidanka Dabdemiska...

Waxaa weli degaano iyo degmooyin katirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe ka socda howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab , kaas oo ay siwadajr ah u wadaan Ciidamada dowladda iyo dadka degaanka oo iskaashanaya. Howlgalla ayaa sigaar ah uga socda laba qeyb oo katirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe sida aaga degaanka Masaajid Cali Gaduud iyo dhinaca tuulooyinka hoostaga Magaalada...

Waxaa maalintii labaad oo xiriir ah uu dagaal beeleed khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah geystay ka socdaa degaano hoostaga degmada Walanweyn oo katirsan Gobolka Shabeellaha Hoose. Labada maleeshiyo Beeleed ayaa isku heysta dhul beereed halkaai kuyaalla, waxaana inta la xaqiijiyay dagaalka ku geeriyooday 8 ruux, tiro intaasi ka badana ay ku dhinteen. Mid kamid ah waxgaradka...

Xildhibaan Axmed Dirir Cali oo ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland ayaa golihiisa iyo warbaahinta la wadaagay dhacdo aad u xanuun badan oo ka dhacday magaalada Hargeysa. Xildhibaanka ayaa sheegay in xaafada Jigjiga yar uu isku deldelay Aabe ay soo wajahday duruufo adag oo nololeed, islamarkaana iska bixin kari waayay kirada iyo nolosha gurigiisa. “Nin ayaa isku del-delay...

Wararka ka imaanaya gobolka Blue Nile ee dalka Sudan ayaa sheegaya in dagaal beeleed halkaas ka socda inay ku dhinteen in ka badan 250 qof, halka ay ku dhaawacmeen tiro kale oo aad u badani. Dagaal beeleedkan oo beryahanba halkaas ka socday ayaa haatan wararku sheegayaan inuu sii xoogaystay. Hoggaamiyaha milateriga ee dalka Sudan ayaa xilkii ka qaaday taliyihii ciidanka...

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa heegan buuxa geliyay Ciidamada kala duwan ee Maamulkaas gaar ahaan kuwa daraawiishta ee ku sugan Gobolka Bari, kuwaas oo dhawan la filayo in dhulka Buuraleyda ah ay ka bilaabaan howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab iyo Daacish. Taliyaha Ciidamada Difaaca Puntland Sareeye Gaas Abshir Cabdi Jaamac oo maal mahaan safar shaqo ku joogay Buuraleyda...

Odayaasha Beesha Ceyr oo uu kasoo jeeday Dable Ceydiid oo Sabtdi loo toogtay xukunka qisaasta ee dilkii wasiir Cabaas Siraaji ayaa ka hadlay sida toogashadu ku timid kadib shan sano oo la sugayey. Odayaashaan oo shir jaraa’id ku qabtay magaaalada Muqdisho ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud uu si gardaro ah u dilay marxuumkaas, sida ay hadalka...

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dowladaha Hoose ee DG Puntland Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa beeniyay warar aad loo hadal hayo oo ah in Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni oo damacsan yahay muddo kororsi. Juxa waxa uu tilmaamay in aanay Puntland ka suuragelin in muddo dheereysi uu ka dhaco waxa keliya la dhowrayo ay tahay in la qabto Doorashada ku beegan marka...