Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Daad xoogan ayaa kusoo rogmaday Xaafado katirsan magaalada Qardho ee gobolka Karkaar ee Puntland, kadib markii Roobab xoogan ay xalay iyo shalay galabtii ka da’deen degaano ku teedhsan Magaalada Qardho. Biyo aad u farabadan ayaa galay Badi Guryaha dadka ay degan yihiin ee  kuyaalla Magaalada Qardho iyo Goobaha Ganacsiga, waxaana la sheegay in ilaa iyo hadda laba Ruux...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa  ku booqday Isbitaalka Ciidanka xoogga Dhaawacyada Ciidamo dagaal culus kula galay Ururka Al-Shabaab degaanka Masjidka Cali Gaduud ee Gobolka Shabeelaha Dhexe. Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa u kuur-galay xaalada Caafimaad dhaawacyo horey loogu keenay Gobolka Hiiraan oo...

Kaaliye u dhow Madaxweyne Zelensky ayaa sheegay in ku dhawaad hal milyan iyo bar qoysas ah oo ku kala nool Ukraine ay koronto la’aan yihiin, iyadoo mowjado cusub oo weerarro ah uu Ruush-ku la beegsaday kaabayaasha tamarta ee muhiimka ah. Shaqaalaha qaranka ee korontada ayaa sheegay in weeraradii ugu dambeeyay ay sababi karaan khasaare ka badan duqeymihii xoogganaa ee...

Waxa maanta xariga laga jaray dekadda Garacad halkaas oo ku sugnaayeen ku masuuliyiin, ganacsato iyo dad rayid ahiba kuwaas oo doonaya in ay goob joog ka ahaa mashruucaa lagu tilmaamay kii ugu weynaa ee dhawaanahan laga hirgeliyo dawlad goboleedka Puntland. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni waxay si rasmi ah...

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa hadda la wareegay degaanka Masjid Cali Guduud oo ku yaalla gobolka Shabeellaha Dhexe. Ciidamada ayaa si nabad gelyo ah ula wareegay, mana jirin dagaal ay kala kulmin kooxdii hore u hesatay. Al-Shabaab ayaa deegaankaasi kusoo bandhigtay odayaal ay sheegeen in ay u dagaalami doonaan dhawaan. Saraakiisha ciidanka dowladda ee howlgalka hoggaaminaysa...

Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabelle Yuusuf Ahmed Hagar Dabageed iyo wefddi balaraan oo u hogaaminayay ayaa Gaaray Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan Safar dhulka ah ayay uga Ambabaxeen magaalada beledweyne waxana u madaxweyne ku xigeenka u guun-dhiig u noqon doonaa Howlgal balaraan oo lagu Xureen doono Wabxo illa Ceelbuur Socdaalka Madaxweyne ku xigeenka waxaa ku Wehliyay...

Xukuumadda Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Itoobiya & mas’uuliyiinta Ismaamulka Tigray ayaa 24ka October 2022 oo ku beegan Isniinta todobaadkaan fadhi gaar ah ka leh sidii loosoo afjari lahaa dagaalka ka dhex qarxay 3dii November 2020. Dagaalka Xukuumadda Abiy & TPLF waxa uu salkiisu yahay dib u dhigista Doorashada Dalkaas oo Xiligaas Xukuumaddu qiil...

Soomaaliya ayaa ka qeybgaleysa shir weynaha Hay’adda Booliska Adduunka ee Interpol. Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Maxamed Axmed Sheekh Cali oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo wafdi ka kooban saraakiil Sarsare oo ka socda Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa magaalada New Delhi ee Dalka Hindiya kaga qayb galay meertada...

Kalfadhigii 38aad ee Wasiirada Arrimaha Caddaaladda ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Ifran ee dalka Boqortooyada Marooko. Wasiirada Cadaalada Ururka Jaamacadda Carabta ayaa  soo saaray qaraaro muhiim ah ku saabsan la dagaalanka Aragagixisada iyo horumarinta Cadaalladda. Wasiirka Cadaalada iyo Arrimaha Dastuurka Hassan Macallin Maxamuud oo shirka ka qayb galay ayaa...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa ayaa goordhow fulisay dil toogasho ah oo ay xukuntay lix sano ka hor. Axmed Cabdullaahi Cabdi Caydiid oo hore u Dilay Wasiirkii Howlaha Guud Ee Xukuumadii Hassan Kheyre Cabaas Cabdullahi Sheikh Siraaji May Sedexdeedii 2017 ayaa maanta lagu fuliyay Xukunkii Dilka ahaa oo ay Hore ugu kala Xukumeen Heerarka Maxkamadda Ciidamada. Toogashada...