Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Waxaa sii kordhaya xiisadda ka dhalatay hadal shalay uu xildhibaanada baarlamaanka ku weeraray xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo ka tirsan golaha wasiiradda Xukuumadda Kheyre. Xildhibaan Yuusuf Xuseen Axmed oo kamid ah xildhibaanada baarlamaanka oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay dacwad ka gudbinayaan wasiir Goodax Barre oo uu sheegay inuu isaga ku timaamay...

Dowladda Jabuuti ayaa waxaa asiibay guul-darro sharci oo weyn kadib markii maxkamadda caalamiga ah ee London ay ku amrtay inay lacag dhan 385 milyan oo dollar oo magdhow ah siiso shirkadda Imaaraadka Carabta ee DP World. Sida ay sheegtay dowladda Dubai, magdhowgan ayaa la xiriira heshiiska maamulka dekedda Doraleh ee Jabuuti ee u dhaxeeya dowladda Jabuuti iyo DP World,...

Taliska Africom ayaa galabta qirtay in rayid Soomaaliyeed ay ku dhinteen duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday Ceelbuur bishii April 1, 2018. Mareykanka wuxuu sida muuqata eedda dusha u saaray xog khaldan oo la siiyey iyo in Dowladda martigalisay (Soomaaliya) aaney la socodsiin waxyeelada dadka shacabka ah. Sida horey warbixinno loogu muujiyay, badanaa xogta sirdoon ee lagu...

Xildhibaan C/llaahi Goodax Bare oo ka mid ah golaha shacabka ee Soomaaliya ahna Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda fedraalka ah oo la hadlayay suxufiyiinta ayaa sheegay inta badan xildhibaanadii maanta dooday ay yihiin kuwa ficilkoodu u adeegayo Al-shabaab sida uu hadalka u dhigay. Waxa uu sheegay in shacabka looga baahanyahay sida uu yiri in ay iska fiiriyaan wejiyada xildhibaanadii...

Wararka ka imaanaya magaalada jilib ee gobolka jubada dhexe ayaa sheegaya in caawa duqeymo xoogan ay kadhaceen kadib markii lasheegey in ay weerareen diyaaradaha qumaatiga u kaca ee laga leeyahay dalkaasi maraykanka. Diyaaradaha ayaa lasheegey in ay bartilmaameed sadeen saldhig iyo xaruumo ay halkaasi kulayaa yeen kooxda alshabab Xaruumaha laduqeyey oo lagu sheegey 2 xaruumood...

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Kumaandoosta ee DANAB oo ay wehlinayeen Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Jubbaland ayaa saakay aroortii hore waxa ay howlgallo ka bilaabeen deegaanada ku yaalla Jiinka Wabiga Jubba ee degmada Jamaame. Saraakiisha howlgalka hoggaamineysa ayaa waxa ay sheegeen in markii hore ay ciidamada dagaal kula wareegeen deegaan lagu...

Suxufiyiintu Maxay Baarayaan? Suxufiyiintu waxay baarayaan oo umadda u soo bandhigayaan xad gudubyada,Musuq-maasuqa iyo danbi kasta oo lagu sameeyo bulshada,laakiin meelaha la baarayo waxa ka mid ah. Dawladda Sida golayaasha kala duwan ee dawladdu ka kooban tahay,baarlamaanka,golaha wasiirada,garsoorka. Mar marka qaarkood siyaasiyiinta bulshada u adeega ee ku kaca musuq-maasuqa,waa...

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa waxa ay gaareen Magaalada Dooxa ee  Caasimadda Dalka Qadar, halkaas oo siweyn loogu soo dhaweeyey. Wafdiga oo isugu jira Senataro ,Xildhibaano 10 xubnood ah iyo Hoowl-wadeeno ayaa waxaaa dalkaasi Qatar ay uga qeybgeli doonaan shir weynaha...

Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa sii adkeeyey amniga Magalada Caasimadda ah ee Muqdisho xilli xalay qarax khasaaro geystay uu ka dhacay afaafaka hore ee Dugsiga tababarka Janeraal Kaahiye ee iskuul Bulusiya. Ciidamada ayaa xiray qeybo badan oo ka mid ah wadada Maka Al-Mukarama iyo Wadada dhex marta degmooyinka Xamar Jajab iyo Waaberi ee aada degmada Xamarweyne ee gobolka...

Saxafigu waa indhaha bulshada waa macalinka Umada waa Qofka kaliya ee isku xera dhamaan dadka meel kasta oo ay aduunka ka joogaan waxaana loo baahan yahay in uu ahaado Qof ay dhisan tahay Aqoontiisa Diiniga ah iyo tan maadiga sumcad ku dhex leh dadkiisa oo ay Astaantiisu tahay Ka run sheegida Waxa uu Tabinayo. Saxafiga Wanaagsan waa kan ka fogaada been abuurka Musuq maasuqa...