Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Guddoomiye kuxigeenka Amniga Maamulka Gobolka Hiiraan Cabdiraxiin muxumed Taakooy oo warbahinta kula hadlay Magaalada Beledweyne ayaa ku dhawaaqay howlgal ka dhan ah dagaalyahanada Al-Shabaab. Waxaa uu sheegay in Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed in maalmihii lasoo dhaafay ay howlgallo ka waddeen degaano ka mid ah gobolka Hiiraan,islamarkaana ay ahaayeen kuwo lagula dagaallamayay...

Xildhibaan Axmed Macali Fiqi oo kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa warbixin dheer ka diyaariyay dhulka ay isku hayaan dowladda Soomaaliya iyo Senetor Muuse Suudi Yalaxow. Qoraalka Xildhibaanka ayaa wuxuu soo dhigay Bartiisa Facebook, waxaana uu kaga hadlay Dhulka Ciidamada Badda Soomaaliya ee ku yaala degmada C/Casiis ee gobolka Banaadir, waxaana qoraalkiisa...

Shalay gelinkii dambe ilaa maanta waxaa Soomaalida ay aad baraha bulshada isugu dirayaan maqaal lagu daabacay wargeyska Washington Examiner ee kasoo baxa magaalada Washington ee caasimadda dalka Mareykanka. Qoraalkan oo cinwaan looga dhigay “10 questions Somalia’s prime minister should answer in Washington”, ayaa waxaa lagu macneeyey sida inuu yahay xaqiiq oo...

Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa Baraha Bulshada lagu faafinayey warar sheegaya in dowladda Soomaaliya Shaqada ka joojisay Gaadiidka gurmadka deg dega ee loo yaqaano Aamin Ambulance, waxaana War kasoo saartay dowladda Soomaaliya. Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya Cabdi Nuur Maxamed Axmed ayaa sheegay in aysan waxba ka jirin wararkaas, kadib markii uu xiriir...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya 5 sano jir lagu gowracay baledweyne hooyada dhashay wiilka ayaa warbaahinta uga warbixisay sida ay wax u dhaceen. ...

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa soo saartay digniin ay siisey dalxiisayaasha u dhashay dalkaas ee u safraya dalal ay ku jirto Soomaaliya Wasaaradda arrimaha dibadda dalka Imaaraadka Carabta ayaa soo saartay digniin ay ku sheegeyso in muwaadiniinteeda aysan u safrin 11 dal oo ku yaalla caalamka, Soomaaliyana ka mid tahay. Liiska waddamada aysan u safri karin muwaaddiniinta...

Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa bilaabay inay isku fidiyeen deegaano u dhexeeya degmooyinka Jowhar iyo Balcad iyagoo deegaanadaana ka hirgelinaya maamulo hoos yimaada Deegaano ay ka mid yihiin Xawaadley, Yaaqle,Shanlow,Dhagaxow iyo deegaano kale oo ku xeeran wabiga Shabelle una dhexeeya degmooyinka Jowhar iyo Balcad ayay bilaabeen dagaalamayaasha Al-Shabaab inay isku fidiyaan...

Inta aanan guda galin dooddayda aan labo arrimood sii hormarsado. Tan koobaad waa in hadalka aan halkaan kusoo gudbin doono uu yahay aragtidayda shaqsiyadeed sidaas awgeedna aanan cidna ku matalin. Tan labaad waa inaan aaminsanahay Soomaali-weyn. Taasi waxay ka dhigantahay in aanan marnaba ka raalli noqon karin inta hartay oo sii kala tagto. Soomaalidu waa dad tiro ahaan...

Dowladda Kenya ayaa diiday codsi ka yimid madaxweynaha Somalia oo ku saabsan dagaal-xooggan oo la qorsheynayo in lagu qaado kooxda Al-Shabaab, Xoghoose.com ayaa sidaas ogaatay. Sida aan xogta ku helnay, madaxweyne Farmaajo ayaa qorsheynaya dagaal xooggan oo ciidamada Soomaaliya, Itoobiya, Uganda iyo Kenya ay si wada-jir ah ugu qaadaan Al-Shabaab, si dalka looga xoreeyo. Hase...

Waxaa sii kordhaya xiisadda ka dhalatay hadal shalay uu xildhibaanada baarlamaanka ku weeraray xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo ka tirsan golaha wasiiradda Xukuumadda Kheyre. Xildhibaan Yuusuf Xuseen Axmed oo kamid ah xildhibaanada baarlamaanka oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay dacwad ka gudbinayaan wasiir Goodax Barre oo uu sheegay inuu isaga ku timaamay...