Dowladda Libya oo siideysay muhaajiriin Masaari ah

by admin | Tuesday, Jun 22, 2021 | 297 views

90 qof oo Masaari ah oo ku xirnaa Xarunta lagu xiro Shisheeyaha Sharci-darada ku jooga dalka Libiya ayaa ugu dambeyn dadaal farabadan oo la sameeyay la sii wada daayey.

Madaxa Ergada Diplomaasiyiinta Masaarida u joogta Caasimada dalkaasi ee Tripoli,  Maxamed Tharot Salim ayaa dadaal u galay sidii Muhaajiriintaasi loo sii daayo lahaa oo ilaa Jimcihii hore ku xirmaa Xarun ay Hay’adda Socdaalka Libiya ku hayaan Muhaajiriinta sharci La’aanta ku jooga dalkaasi.

Mas’uuliyiinta sar sare ee dowladda Masar ayaa soo dhaweeyay go’aanka dowladda Libya ay ku siideysay muhaajiriinta u dhashay dalkooda ee u xirnaa

Like it? Share it!

Leave A Response