Duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday Gobolka Hiiraan

by admin | Sunday, Feb 3, 2019 | 780 views

wararka  naga soo garaya  gobolka  hiiraan  ayaa shegaya  in xalay    ay ka dhacday  duqeyn  diyaraded      oo duqeeyay  saldhig   ay lahaayeen alshabaab.

Duqeynta  ayaa ka  dhacday deegan hoostaga ceel cali oo  ka tirsan  gobolka hiiraan.

ma jiro   wax ka hadlay   laamaha aminga  gobolka hiiraan.

Like it? Share it!

Leave A Response