faafaahin: dagaal ka dhacay baladweyne

by admin | Tuesday, Mar 10, 2020 | 614 views

magaalada  baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan xalay waxaa ka dhacay dagaal u dhaxeeyay alshabaab iyo cidamada dowlada soomaliya  .

dagaalka ayaa yimid ka dib markii alshabaab ay weerar ku qaadeen fariisan ciidamda dowlada soomaliya ay ku leeyihin duleedka magaalada baladweyne.

ma jirto wax ka qasaara ah oo ka dhashay dagaalkii xalay ka dhacay magaalada baladeyne ee xarunta gobolka hiiraan.

 

Like it? Share it!

Leave A Response