Garoonka diyaaradaha ee magaalada baladweyne oo xermi rabo ka dib markii….

by admin | Wednesday, Apr 4, 2018 | 1051 views

Wasiirka maaliyada maamulka Hirshabeelle ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa ku sheegay in Shirkadaha Jaadka keena magaalada Beledqeyne ay kordhiyeen Canshuurihi ay ka qaadi jireen.

Wasiirka ayaa sheegay laga bilaabo 5 Apr 2018 ay kordhiyeen canshuuraha laga qaadi jiray jaadka iyo Tubaakada Sigaarka ee ka soo daga garoonka Diyaaradaha ee Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO,

https://i2.wp.com/hiiraanxog.net/wp-content/uploads/2018/04/

Like it? Share it!

Leave A Response