Imaaraadka Oo Somaliland Niyad Jabin Doona Si Uu Usoo Celiyo…

by admin | Tuesday, May 8, 2018 | 1387 views

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa dooneysa in markaan ay si toos ah uga baxdo heshiis walba oo ay a gaartay Somaliland, si ay usoo ceshato xiriirkii dowladda dhexe.

Sida xogtan ku helnay, Imaaraadka madaxda ugu sarreysa ayaa saxaafadda la hadli doona, waxaana ay sheegi doonaan in ay Soomaaliya mid u aqoonsan yihiin, islamarkaana heshiiyada ay la galeen Somaliland haddii aanay DFS ku qanacsaneyn ka bixi doonaan.

Imaaraadka ayaa waxaa soo fuulay xilligan cadadi aad u sarreeya, waxaana taasi ay keentay iney dib uga laabtaan go’aannadoodii hore.

Hadii Imaaraadka uu qaato go’aankaan cusub, waxaa hubaal ah in howsho noqon doonto mid ka nixisa Somaliland oo maalmahan dambe la dhacsaneydo Imaaraadka.

Like it? Share it!

Leave A Response