maamulka gobolka hiiraan iyo kan degmada aya lagu wada in isbadal lagusameeyo

by admin | Saturday, Aug 17, 2019 | 646 views

wararka  naga soo garaya gobolka hiiraan ayaaa shegaya  in  dhawaan magaalada  baladeyne  ay tagidoon  madaxweynha maamulka hirshabele  iyo qaar ka mid ah  xildhabaanada .

wararka  qaar aya shegaya    in madaxweynaha hirshabeele oo rabo in isbadal  uu ku sameeyo maamulka gobolka hiiraan iyo kan degmada baladweyne.

magaalada  baladweyne  waxaa katagn qilaaf xogan kaas oo u dhaxeeya  maamulka,

Like it? Share it!

Leave A Response