Madaafiic maanta ku soo dhacday degmada Wartanabada

by admin | Tuesday, May 8, 2018 | 981 views

Tiro Madaafiic ah ayaa goor dhow ku soo dhacay qeyb ka mid ah degmada Wartanaba ee gobolka Banaadir kuwaas oo khasaaro kala duwan geystay.
Madaafiicda ayaa ku dhacday agagaarka Stadium Muqdisho iyo xaafadaha ka ag dhow, warar kala duwan oo soo baxaya ayaa sheegaya in mid ka mid Madaafiicda uu ku dhacay Guri ay daganaayeen Qoys islamarkaana khasaaro u geystay Qoyskaas.
Waxaa sidoo kala jira khasaaro kale laakiin macado inta ay la egyahay khasaaraha ka dhashay Hoobiyaashaasi…..

Like it? Share it!

Leave A Response