Madaxweynaha Somalia oo Maanta kuwajahan dalka Tansaaniya

by admin | Thursday, Jul 21, 2022 | 379 views

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta oo khamiis ah safarkii lixaad oo dalka dibaddiisa ah waxaa uu ugu wajahan yahay dalka Tanzania.

Madaxweynaha ayaa marti waxaa uu ku yahay Shir Madaxeedka 22-aad ee Caadiga ah ee Madaxda EAC oo 21-ka & 22-ka July ka dhici doona Magaalada Arusha ee dalka Tanzania.

Dalka Soomaaliya ayaan kamid aheyn ururkaan dhaqaalaha ay ku midoobeen dalalka ku yaal barriga Afrika, hayeeshee Madaxweynaha ayaa dadaal ugu jira sidii Soomaaliya uga mid noqon laheyd Ururkaas.

Like it? Share it!

Leave A Response