Magacyadda Qaar ka mid ah Mas’uuliyiintii ku dhintay Qaraxii xarunta dowladda Hoose

by admin | Wednesday, Jul 24, 2019 | 645 views

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka banaadir ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen Qaraxii maanta ka dhacay xarunta dowladda Hoose ee Muqdisho.

Dadka dhintay ee la xaqiijiyay waxaa ka mid ah:

Gudoomiyaha Cabdicasiis Sabaax Cabdullahi Asad.

Gudoomiyihii degmada Waabari, Mahad Cilmi

Agaasimaha nadaafadda Cabdifataax Cumar Xalane

Agaasimahii Shaqaalaha maamulka gobolka Banaadir Cabdullaahi Dheere.

la taliyaha dhanka Sharciga ee gobolka Banaadir Xasan Sabriye

Waxaa sidoo kale ku dhaawacmay Qaraxa Mas’uuliyiin uu ka mid yahay Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow.

Like it? Share it!

Leave A Response