MUSUQ MAASUQ KA JIRA MAGAALADA BALADWEYNE

by admin | Thursday, Apr 30, 2020 | 520 views

magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan saacadihii la soo dhafay waa ka da,ay roobka gu.ga  waxaana jirta  cabsi xoogan oo ka tagaan magaalada baladweyne ee xarunta  gobolka hiiraan .

warar ay heshay shabakada reegaay.com ayaa shegaya  in maamulka gobolka hiiraan  ay is dawamariyeen dhaqaalihii logu talagalay  in lagu xero meelaha uu kataho wabiga shabeele ee dhaxmaro magaalada baladweyne.

 

Like it? Share it!

Leave A Response